Xulka Caasimada Subscribe to Xulka Caasimada
Daawo: Prof. Samatar: Xamar waxaa ka jira “wixii aan Hawiye & Daarood ahayn waa Second Class Citizens”
Prof. Axmed Ismaciil Samatar ayaa ciil afka la furtay, isaga oo si aad ah u dhalillay siyaasadda Somalia, oo uu isaga ku qeexay mid qabiileysi ah, ayna xoog ku maamulaan… Read more
Daawo: Abdirisaq Garyare oo fanka ku soo galay hees cusub oo uu leeyahay
Fanaankan cusub ee lagu magacaabo Abdirisaq Ibrahim Garyare oo loo yaqaan ” Dajiya” oo ah nin la dhashay wariyaha caanka ee Soomaaliyeed Abdiweli Ibrahim Garyare ayaa fanka kusoo biiray caawa… Read more
FAAN RAG IYO FIIRO DUMAR !!!!!
Waa saddex wiil. Waa guur-doon. Waa loollan. Gabadhu waa Shukri. Garasho iyo leh gar-soor. Waa bilic muuqato iyo billad loo tartamo. Shukri waxa ay maalmo badan soo dhageysatay oo ay… Read more
Madaxweynaha Somalia ma waxa uu raali ka yahay in Badda Somalia lagu soo Koobo 12 mayl-badeed + Video
Warsaxaafadeed Maarso 15, 2013 uu shaciyey Xafiiska UN u qaabilsan Soomaaliya oo muujinaya in dhaqaale Soomaaliya la siiyo uu ku xiran yahay inay Soomaaliya ka tanaasusho xeerka Badda Soomaaliya ee… Read more
Jawaab + Video: Kullanki Toronto ee lagu weeraray Beelaha Hawiye
Intiina aan horey uga aqrin ugana daawan Caasimada Online, Waxaa 20-kii February 2013 lagu daabacy video-ga kullan ka dhacay magaalada Toronto ee dalka Canada, kaasi oo qaar ka mid ah… Read more
Daawo: Fanaaniinta Ikraan Caraale & Qaboojiye oo Hees ku aflagaadeeyay Muqdisho iyo Madaxweyne Xasan
Heestan ayaa ah mid suugaan haddii loo eego waqtigeedii la soo dhaafay, waayo Suugaantu waxay ka hadashaa saddex arrimood oo kala ah, Tagto wax la soo dhaafay, Timaado arrin la… Read more
KISMAAYO:- Hal Booli ah oo Rag aan laheynin ay maalayaan “Taariikhda maamulladii soo maray magaalada”
Aan dib u jaleecno sooyaalka taariikheed ee gobolka Jubbada hoose iyo sida markastaba gobolkaasi dad aan u dhalan ugu talin jireen, ayagoo afduubaayo dadka degaanka u dhashay, xuquuqdoodana dudsinaayo. Magaalo… Read more
Samsung oo daaha ka rogtay Galaxy S4, (Muxuu kaga duwan yahay S3?)
Shirkadda Samsung ayaa bishan Maarso 14-keedii Magaalada New York uga dhawaaqday Mobile-keedii muddada la sugayey ee Galaxy S4, kaas oo baddali doona Galaxy S3 oo soo baxay hal sano ka… Read more
Warbixin iyo Video: Muqdisho Nolol iyo dib u soo kabasho dhab ah.
Haddii aad muddo dheer qurbaha ku ahayd dareen ku joog, ma ku noqotay dalkaada, mase soo booqatay Xamar? Waxaa kuu muuqanaya marka dhinac kasta la fiiriyo ammaan iyo horumar degdeg… Read more
WAXAAN BADBAADIYEY NAF !!!!
( I SAVED A LIFE ) Laba Qubo ah oo ka mid ah Qubooyinka u Nool Badda Gunteeda ayaa waxay Saaxiib ku noqdeen sidii ay isaga Ilaalin lahaayeen Caddawgooda Koowaad… Read more












