Xulka Caasimada Subscribe to Xulka Caasimada
Daawo Video : Xaasidnimada ciidanka Ruushka ee Xeebaha Somalia & Caqli xumada Burcad badeeda
Labo Qiyaamo oo ka dhacday Xeebaha Bada Somalia ayaa ugu dambeeyntii isku badashay mid uu ku daatay dhiig fara badan. Burcad Badeed Soomaaliyeed ayaa Doon ka soo taagtay Calan dal… Read more
Daawo Sawirada: Goorma ayaa kuugu dambeysay muuqaalka Baydhaba?
Magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay, ayaa ah mid ka mid ah magaalooyinka ugu weyn ee dalka Somalia, uguna muhiimsan. Magaalada Baydhaba waxaa iminka ku sugan ciidamaada Ethiopia, oo la… Read more
Daraasad: Caruurta daawata TV-ga oo arrin culus laga sheegay!
London – Daraasad cusub oo laga soo saaray dalka Ingiriiska ayaa digniin ka bixisay in caruurta yar yar ee daawada taleefishinka ay qatar ugu jiraan in ay noqdaan rag ama… Read more
Kashifaad: Halis qarsoon oo ku xeeran Hogaanka Nabad sugidda ee Qaranka (Yey yihiin 4-ta nin ee hogaamineysa?)
Afeef: Ujeedada arrintan aan usoo bandhignay ma ahan mid wax loogu dhimayo dowladda, ee waxa ay tahay in wax la saxo, waayo haddii qaladaadcuka jira aan annaga oo warbaahinta ah… Read more
Wareysi muhim ah: Nidaamka cusub ee waxbarashada Somalia I Abuzuhri
Assalaamu Calaykum. Maanta iyo qoraalkeena wuxuu kusaabsanyahay wareysi aan layeelanay Prof.Cumar Maxammad Warsame oo kamid yahay jiilkii ku soo aaday dagaalkii sokeeye ee ku xukunaa ‘dil waxbarasho la’aan’ hase ahaate… Read more
Daawo: Prof. Samatar: Xamar waxaa ka jira “wixii aan Hawiye & Daarood ahayn waa Second Class Citizens”
Prof. Axmed Ismaciil Samatar ayaa ciil afka la furtay, isaga oo si aad ah u dhalillay siyaasadda Somalia, oo uu isaga ku qeexay mid qabiileysi ah, ayna xoog ku maamulaan… Read more
Daawo: Abdirisaq Garyare oo fanka ku soo galay hees cusub oo uu leeyahay
Fanaankan cusub ee lagu magacaabo Abdirisaq Ibrahim Garyare oo loo yaqaan ” Dajiya” oo ah nin la dhashay wariyaha caanka ee Soomaaliyeed Abdiweli Ibrahim Garyare ayaa fanka kusoo biiray caawa… Read more
FAAN RAG IYO FIIRO DUMAR !!!!!
Waa saddex wiil. Waa guur-doon. Waa loollan. Gabadhu waa Shukri. Garasho iyo leh gar-soor. Waa bilic muuqato iyo billad loo tartamo. Shukri waxa ay maalmo badan soo dhageysatay oo ay… Read more
Madaxweynaha Somalia ma waxa uu raali ka yahay in Badda Somalia lagu soo Koobo 12 mayl-badeed + Video
Warsaxaafadeed Maarso 15, 2013 uu shaciyey Xafiiska UN u qaabilsan Soomaaliya oo muujinaya in dhaqaale Soomaaliya la siiyo uu ku xiran yahay inay Soomaaliya ka tanaasusho xeerka Badda Soomaaliya ee… Read more
Jawaab + Video: Kullanki Toronto ee lagu weeraray Beelaha Hawiye
Intiina aan horey uga aqrin ugana daawan Caasimada Online, Waxaa 20-kii February 2013 lagu daabacy video-ga kullan ka dhacay magaalada Toronto ee dalka Canada, kaasi oo qaar ka mid ah… Read more












