Xulka Caasimada Subscribe to Xulka Caasimada
Dhageyso: Aqoonyahano falanqenaya weerarki Maxkamadda G. Banaadir
Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka, ee idaacadda VOA, ayaa waxaa looga hadlay weerarkii dhawaan loo geystay xaruntii Garsoorka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho. Weerarkaas ayaa waxaa ku dhintay 30 qof waxaana ku dhaawacmay… Read more
Daraasad cusub oo sheegtay cidda been badan ragga iyo dumarka
London (Caasimada Online) – Daraasad dhawaan laga sameeyay dalka Ingriiska ayaa tilmaameysa in raga ay yihiin kuwa aad uga been badan haweenka. Daraasadu waxa tibaaxday in raga ay yihiin kuwa… Read more
KASHIFAAD: Qeyb kale oo ka mid ah sirtii Wikileaks (Shirqool uu Faroole u maleegay madaxweyne Shariif)
Shalay waxaan daabacnay warbixin ku saabsan documents sir ah oo qeyb ka ahayd xogtii waaxda arrimaha dibedda Mareykanka ee ay Wikileaks jabsatay, taasi oo qeybo ka mid ah ay arriamha… Read more
Taariikh: Saadaashii Sheekh Suufi ee burburkii magaalada Muqdisho
Sheekh Cabdiraxmaan Bin Cabdalla Al Shaanshiyi wuxuu ku dhashay magaalada Muqdisho, sannadku markuu ahaa 1829kii, wuxuuna ka dhashay beesha Soomaaliyeed ee shaanshiiyada oo asal ahaan ka soojeedo waddanka jejniya ama… Read more
GALMADA DHALMADA DABADEED
Cilmiga ummulisanimadu si aad ah buu u horumaray sanadahaan dambe, waxaana jira dhakhaatiir ku faana inay arrinkaasi ka gaareen guulo la taaban karo, iyaga oo sheegta inay u oggolaadaan haweenka… Read more
Fanaan Cabdi Jaamac Qaboojiye oo banaanka keenay wejigiisa rasmiga
Fanaanka ay taageradiisa sii lumayso ee cabdi Jamac Qaboojiye ayaa si rasmi ah page-kiisa facebook ugu shaaciyay inuusan ahayn fanaan Soomaaliyeed, balse uu yahay fanaan reer Somalilander ah, xilli ay… Read more
Maxaa keenay in madaxdii dalka ay mar qur ah faarujiyaan dalka?
Tan iyo wixii ka dambeeyay burburkii ku dhacay dowladdii dhexe ee Soomaaliya sanadkii 1991-dii ayaa waxaa meesha mar qur ah ka baxay sharcigii iyo kala dambeyntii iyo wax kasta oo… Read more
Sawirro cusub: Isbedelada magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia
Magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia, ayaa waxaa ka socda dhismooyin iyo dib u dhis, wax weyn ka beddely magaalada, islamarkaana dib usoo celiyay bilicdii magaalada, kadib in ka badan laba… Read more
Warbixin: Qorshaha cusub ee DFS ee ka dhanka ah Jubbaland
Iyadoo horay ay u tageen magaalada Kismaayo Raysal wasaaraha Soomaaliya iyo qaar ka mid ah golihiisa wasiirada isla markaana ay wax badan isku fahmiwaayeen kooxda Raaskambooni ee uu hogaamiyo Axmed… Read more
Xog: Ethiopia iyo Kenya oo shirqool la damacsan badda Somalia
Itoobiya, Kenya, Shiikh Xasan iyo Cumar C/rashiid ma u hir geli doontaa in ay xudduuda badda Soomaaliya kusoo koobaan 12 mayl, oo baabi’iyaana xeerkii Badda Soomaaliya ee Law No. 37… Read more












