Xulka Caasimada Subscribe to Xulka Caasimada
Soo saaraha filimki lagu aflagaadeyay Nabiga (CSW) oo iminka difaacaya
Ernaud Van Dorn oo ah siyaasi caan ah kana tirsanaa xisbiga xoriyyda dalka Holland isla markaana ka mid ahaa dadka sida weyn uga qeyb qaatay filim-kii xumaa ee wax looga… Read more
Muqdisho: Tuug Xariif oo soo laabtey, dadkii oo farxay & astaan bidhaantey
Hadda ka hor ayaa nin waxa uu su’aal weydiiyay nin kale, waxaana uu yiri “Dadku ma jiraan wax ay ka neceb yihiin geerida?”, Dhageystihii ayaa jawaabay waxaana uu yiri “Haa”…. Read more
Daawo Video: Maansadii Gaarrara
Maansada Gaarrara oo markii ugu horeysay idaacada Radiohubaal.com ay kasoo duubto abwaanka Soomaaliyeed ee da’dayar Abdirashiid Aden Aw-Yusuf kaasi oo ka mid ah hal-abuurka maanta Soomaalida usoo kacay. Abwaankan ayaa… Read more
Norway oo waftigi Jawaari u gudbisey dukumiinti lagu burburinayo sharciga badda Somalia ee law no.37
Dukumiinti iyo xog ay heshay shabakadda Soomaaliyeed ee SomaliTalk.com ayaa tibaaxay in waftigii Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ee booqashada ku tegey Norway intii u dhaxaysey 6-13 April 2013, in si qayaxan… Read more
Daawo Video cusub: Bilicda & nolosha magaalada Muqdisho, gees ka gees
Magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia, ayaa waxaa ka socda dhismooyin iyo dib u dhis, wax weyn ka beddely magaalada, islamarkaana dib usoo celiyay bilicdii magaalada, kadib in ka badan laba… Read more
Dhageyso: Aqoonyahano falanqenaya weerarki Maxkamadda G. Banaadir
Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka, ee idaacadda VOA, ayaa waxaa looga hadlay weerarkii dhawaan loo geystay xaruntii Garsoorka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho. Weerarkaas ayaa waxaa ku dhintay 30 qof waxaana ku dhaawacmay… Read more
Daraasad cusub oo sheegtay cidda been badan ragga iyo dumarka
London (Caasimada Online) – Daraasad dhawaan laga sameeyay dalka Ingriiska ayaa tilmaameysa in raga ay yihiin kuwa aad uga been badan haweenka. Daraasadu waxa tibaaxday in raga ay yihiin kuwa… Read more
KASHIFAAD: Qeyb kale oo ka mid ah sirtii Wikileaks (Shirqool uu Faroole u maleegay madaxweyne Shariif)
Shalay waxaan daabacnay warbixin ku saabsan documents sir ah oo qeyb ka ahayd xogtii waaxda arrimaha dibedda Mareykanka ee ay Wikileaks jabsatay, taasi oo qeybo ka mid ah ay arriamha… Read more
Taariikh: Saadaashii Sheekh Suufi ee burburkii magaalada Muqdisho
Sheekh Cabdiraxmaan Bin Cabdalla Al Shaanshiyi wuxuu ku dhashay magaalada Muqdisho, sannadku markuu ahaa 1829kii, wuxuuna ka dhashay beesha Soomaaliyeed ee shaanshiiyada oo asal ahaan ka soojeedo waddanka jejniya ama… Read more
GALMADA DHALMADA DABADEED
Cilmiga ummulisanimadu si aad ah buu u horumaray sanadahaan dambe, waxaana jira dhakhaatiir ku faana inay arrinkaasi ka gaareen guulo la taaban karo, iyaga oo sheegta inay u oggolaadaan haweenka… Read more












