Xulka Caasimada Subscribe to Xulka Caasimada
Daawo Barnaamij cajiib ah: Xusuustii Xamar iyo Xeebta Liido
Muqdisho maalmahan horumar kama daasho, Caasimada Online-nna baahinta horumarkaas kama daasho. Waxaan idin soo gudbineynaa barnaamij gaar ah oo TV-ga Royal uu ka diyaariyay is-beddelka magaalada Muqdisho iyo dib u… Read more
Roobow, Xasan Dahir, Afgani, Muhajir, Amriki & Burhan oo kahor yimi Axmed Godane (Shabab oo ay ka tafan tahay)
Dhacdooyin kala duwan oo dhacay maalmihii ugu dambeeyay ayaa bannaanka u soo saaray khilaaf sii kordhaya oo ka dhex-jira kooxo kala duwan oo ay u kala jajabtay al-Shabaab, taasoo tilmaamaysa… Read more
Daawo Video: Sh. Shariif oo markii u horeysay Khudbad ku jeediyay English
Madaxwaynihii hore ee dalka Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo socdaal ku maraya qaar ka tirsan magaalooyinka Mareykanka ayaa khudbad ka jeediyay Jaamacada Elizabeth City State University. Khudbaddiisii ugu horeysay ayuu… Read more
KASHIFAAD: Waraaq loo diray Axmed Godane oo daah rogtey sir badan oo Al-Shabab ay qarineyso (Aqri )
Waraaqdan cayda iyo cambaaraynta ah oo lagu hagaajiyay hoggaamiyaha al-Shabaab Axmed Cabdi Godane kana timid mid ka mid ah dagaalyahaniinta ajnabiga ah kuwa ugu sarreeya ayaa faydday kalsooni darrada sii badaneeysa iyo… Read more
Xog: Hal sabab oo ka mid ah 1000-kii sababood ee lagu riday Siyaad Barre
Aqriste Waxaan kuu soo kusoo gudbineynaa, Hal sabab oo ka mid ah 1000-kii Sababood oo lagu Riday Rajiimkii Maxamed Siyaad Barre. Xogtaan ayaadaa kaligeed is fasireysa oo ma ahan mid… Read more
DARAASAD: Halis xoogan ayaa ku soo wajahan kheyraadka Somalia
Daraasada waxaa laga fuliyey 1,270 goobood oo ku yaala Waqooyi Galbeed iyo Waqooyi Bari Soomaaliya (Somaliland iyo Puntland), waxaana daraasada lagu ogaaday in keydka biyaha dalka uu ku jiro halis… Read more
Mahiga oo la badbelay ( Xogteenii 8 bil ka hor oo rumowday) + Caddeyn
New York (Caasimada Online) Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa maanta oo Isnin ah ku dhawaaqey danjire cusub oo uu magacaabay arrimaha Soomaaliya. Caasimada Online waxa ay xogtan… Read more
Daawo Video: Ma rumeysaneysaa in Hotel-kan uu ku yaallo Muqdisho?
Michael Stock ayaa raacaya qeybta ugu adag ee xeerka maal-gelinta ee ah Get in Early “Ku hormar”. Waa xeer ay adeegsadaan mal geliyayaasha oo ay maal gashi uga sameystaan goobaha… Read more
Tahriib: Sillaca ay maraan dhallinta Soomaaliyeed ee Saxara ku safarta.
Muqdisho (Maanya Moorto) – Axmed waa 26 jir ku nool dalka Sweden, wuxuuna dalkaasi kaga dhiiban yahay inuu yahay canug 13 jir ah oo aa waalidkiis la socon, taas oo… Read more
Halkee ayay iska arkeen Ethiopia iyo Amisom (Dhageyso Jawaabta)
Dowladda Ethiopia ayaa toddobaadkan ka hadashay howlgalka ciidamadeeda ee Somalia. RW. Hailemariam Desaleng ayaa barlamaanka dalkiisa u sheegay inuusan ku qanacsaneyn oo uu saluugsan yahay cidamada AMISOM iyo kuwa Somalia… Read more












