Xulka Caasimada Subscribe to Xulka Caasimada
Daawo Magaalada labaad ee Somalia ugu quruxda iyo heesaha badan
Magaalada Boorama waa xarunta gobolka Awdal ee dalka Somalia, waana magaalo aad u bilicsan una wanaagsan deegaan ah. Booraama sidoo kale waa mid ka mid ah magaalooyinka ugu quruxda badan… Read more
Video: Somalia cusub: Barnaamij qiiro leh oo laga diyaariyay Somalia
Hay’adda Jamciyadda qurumaha ka dhaxeysa u qaabilsan dhinaca horumarinta ee UNDP, ayaa barnaamij xiiso iyo qiiro huwan ka diyaarisay is-beddelka cusub ee ka dhacay dalka Somalia iyo sida Soomaalida u… Read more
Daawo Video-ga doodii wejiga looga fiiqay Prof. Samatar ee Mareykanka
Lixdii bishan May waxaan daabacnay qoraal ku saabsan dood ka dhacday magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka oo wejiga looga fiiqay Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, oo caado ka dhigtay ceebeenta iyo… Read more
Daawo Sawirrada: Muqdisho oo ku waalatay dabaq dhisid maalmahan
Magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia ayaa waxaa ka socda dib u dhis xoogan, oo ay wadaan dadka deegaanka iyo kuwa kale oo dib ugu soo laabanaya magaalada, kadib sanado ay… Read more
Federal ma ka hirgali karaa Somalia? (Dhageyso jawaabta aqoonyahanada)
Barnaamijka Faaqidaada idaacadda VOA ayaa todobaadkan waxaa lagu eegay Nidaamka Federalka ee Soomaaliya ay haatan qaadatay iyo sida ugu haboon ee uu u hirgali karo. Barnaamijka waxaa marti ku ah… Read more
Sawirka Amin Arts: Faroole oo Xasan kaga yaabsaday su’aal uusan fileyn
Ma ahan wax yaab leh in Faroole uu doonayo inuu wax kasta maamulo, waxaana uu isku dayay inuu madaxweyne Xasan Sheikh kala hadlo idaacadda VOA-da oo uu madax ka yahay… Read more
DHAGEYSO: Sheekh Umal oo ka digay kooxo cusub oo fudeed iyo deg deg ku raadinaya dowlad islaami ah
Waxaa kalimada kooban oo wacdi ah oo qiimo badan ka jeediyey salaadii cishe ka dib Masjidka Al-Firdow ee xaafada islii Sh.Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee… Read more
Daawo: Farxiya Fiska & Nimco Yaasin oo soo qaaday hees cusub oo ay kala difaacayaan Somalia iyo Somaliland
Fanaaniinta Farxiya Fiska iyo Nimco Yaasiin ayaa soo qaaday hees cusub oo talan taali ah, oo ay ka hadleysaa midnimada Somalia. Heeskan, ayaa waxa ay labada fanaan ku kala matalayaan… Read more
Shan (5) Hab oo lagu xaqiijin kara soo kabsashada dhaqaalaha Somalia
Xukuumaddii ugu horreysay oo joogto ah oo Soomaaliya ka dhalata muddo 22 sano ah ayaa wajahaysa caqabado waweeyn oo hortaagan soo celinta dhaqaalaha qaranka. Si walba oo ay ahaataba, marka… Read more
Sawirro: Ma rumeysan in hotello sidan u bilicsan ay ku yaalaan Muqdisho?
Magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia, ayaa maalinba maalinka ka dambeeya waxaa usii kordhaya bilic iyo qurux, ayada oo magaaladuna ay dhinac kasta horumar ka sameeneyso. Waxaa magaalada laga furay hoteelo… Read more












