List/Grid

Xulka Caasimada Subscribe to Xulka Caasimada

Barre-Adan-Shire

Muqdisho: Barre Hiiraale oo war culus ka dhawaajiyay (Warbixin xasaasi ah)

Muqdisho (Caasimada Online) Barre Aadan Shire Barre Hiiraale oo ka hadlaayay kulan ka dhacay magaalada Muqidisho ayaa sheegay in magaalada Kismaayo ay gacanta ku hayaan ciidamada Kenya iyo kooxo xiriir… Read more »

064BEF8A-166F-4F21-9EAF-53127F747D10_w443_r1_cy5

Sidee ayay Maanta wax uga dhaceen maxkamadda Gobalka Banaadir?

Muqdisho (Caasimada Online) Waxaa maanta lagu waday in maxkamad la horkeeno shan qof oo uu ku jiro wariye kuwaasoo u xiran dowladda Soomaaliya. Dhageysiga dacwadda ka dhanka ah haweeneyda sheegtay… Read more »

ismal copy

Sawirrada Amiin Caamir ee “Isma lahayn” iyo Shan arrin oo qosol badan

Farshaxamiistaha Soomaaliyeed ee caanka ah Amin Camir, ayaa soo saaray qeybo kale oo ka mid ah sawirradiisa taxanaha ee Isma Lahayn. Amin ayaa sawirradaas uga hadlaya waxyaabihii lama filaanka ahaa… Read more »

Siilaanyo

Siilaanyo oo hadlay, kadib maalmo uu xaalka ku xumaa Somaliland

Hargeysa (Caasimada Online) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa sheegay dowladda Soomaaliya in aysan dowlad u ahayn isla markaana xukumin Somaliland. Madaxweynaha ayaa hadalkan sheegay mar uu maanta khudbad… Read more »

50 sano

50 Sano iyo Nolosha qurbaha! (Qiso iyo qeexid cajiib ah)

Xaaji Maxamuud Muuse Xirsi oo ku magac dheer Kabtan, waxa uu ku dhashay degaanka loo yaqaano Dooxo Gurayo ee hoos tago baadiyaha dhulka Hoowd ee Waqooyiga Somaliya, qiyaastii 1941 ee… Read more »

madaxweyne xasan AU

Daawo Video: Khudbadi Madaxweyne Xasan ee shirka Midowga Africa

Madaxweynaha Jamhuuriadda Federaalka Somalia Xasan Sheikh Maxamuud ayaa khudbad qiimo badneyd ka jeediyay shir madaxeedka ururka Midowga Africa ee magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia, 27-kii bishan January. Inkasta… Read more »

CID

KASHIFAAD: Wixii aan ku soo arkay xarunta CID Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online) Wariyaal ka tirsan Shabakadda Caasimada Online oo ka mid ahaa raxan suxufiyiin ah oo ka qaybgaley shir jaraa’id oo ka dhacay xarunta dambi barista booliska ee CID-da ee… Read more »

sh 5

Daawo Sawirrada: Ma sidaan ayay Berbera iyo Sheekh u bilicsanaayeen?

Ma eegtay sawirrada bilicda dalkaaga oo ma ilmeysay?. Sawirradan waa xulka xulalka, waa bilicda magaalada xeebta leh ee Berbera iyo buurtii Sheeh. Waxaa ka muuqda bilic indhuhu ku doogsadaan iyo… Read more »

Mohamed NNKH

Sida uu kusii billowday jiritaanka iyo xuska mowliidka Nebiga NNKH.

قال بعالي وكان فضل الله عليك عظيما Walalayaal sanad walba dadka muslimiinta waxay xusaan dhalashada Nabiga NNKH. Sida rajaxa ah wuxuu dhashay 12 bishan rabiicul awal, xaflada la dhigane waxaa… Read more »

jow

Daawo Video ku saabsan horumarka Magaalada Jowhar ee Maanta.

Muuqaalka maanta aan idiin soo gudbineeyno waa mid ka hadlaya Horumarka Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolk Shabelada Dhexe taas oo tan iyo markii ay la wareegyn Ciidmada Dowlada Horumar weyn… Read more »

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.