List/Grid

Xulka Caasimada Subscribe to Xulka Caasimada

Hambalyo: Weriye Maxamed Xaaji iyo Raxma Maxamed Cabdi

Maalinimadii shalay taariikhdu ku beegnayd 15-ka May waxay magaalada Nairobi gabari ugu dhalatay tifaftiraha GoolFM.net Maxamed Xaaji Xuseen Raage & xabiibtiisa Raxma Maxamed Cabdi (Cuyuuni Qalbi) gabadhaas oo loo bixiyay magac qaali ah… Read more »

1

Sawirro: Maalin ku weyn Soomaalida oo si cajiib ah looga xusay Finland

Xaflad aad u weyn oo lagu maamuusayey xuska sannadguuradii 70aad ee aasaaskii ururkii gobanimadoonka dhalinyarada soomaaliyeed ee SYL ayaa lagu qabtay xarunta ururka dhalinyarada Kanava ee magaalada Helsinki maalinimadii arabacada… Read more »

Siilaanyo-Ethiopia

Hailemariam oo qiray inay difaacayan haddii Somaliland lasoo weeraro

ADDIS-ABABA, Ethiopia (Caasimadda Online) iyadoo sida la ogsoon yahay siyaasad ahaan ay Dowladda Ethiopia si toos ah u taageerto Maamulka Somaliland ee ka quustay aqoonsigooda, ayaa war aan laga filaynin waxa… Read more »

Saaciddd

Warbixin: 3-da qeyb oo ay ka kooban yihiin xildhibaanada wada mooshinka Saacid iyo gacanta ka dambeysa

Xildhibaano isku Aragti ka ah Xukuumada ayaa diyaariyay Mooshin ka dhan ah xukuumada Raysal wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ka dibna waxay u gudbiyeen gudoonka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. Sadax… Read more »

ciidamada-xoogga-dalka

Video: Dib u dhsika ciidanka Xoogga

Taleefishinka Kalsan TV, ayaa xog wareysi muhim ah ka sameeyay qaabka dib u dhis xoogan loogu sameyn karo ciidamada xoogga dalka Somalia, si ay ugu soo noqdaan kaalintoodii hore ee… Read more »

Axmed Madoobe iyo Barre Hiiraale

DHAGEYSO: Dood kulul oo loo qabtay Dhinacyada isku haya KISMAAYO

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka ee VOAa waxaa lagu eegay marxaladda cusub ee ay gashay xaaladda gobalada Jubbooyinka iyo maamulada kala duwan ee todobaadkan lagaga dhawaaqay Kismaayo. Barnaamijka waxaa ka qeyb galaya… Read more »

tacsi

TACSI TIIRAANYO LEH

Waxaa tacsi tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Qoyska Reer Macloow Abiikar gaar ahaan Reer Xasan Abiikar oo Aabahood Nabadoon Xasan Abiikar ku geeriyodey Magaalda Balcad waxaana Ilaah uga baryaynaa inu… Read more »

KING

“Maalin aan maanta ahayn inaad ii soo baahata, Allah waxba lama aha”

QISO- BOQOR MUJRIM AHAA Waxaa jiray boqor mujrim ahaa, oo xaqiir dulmi badan ahaa. Wuxuu lahaa qasri cad oo weyn, qasriga dhankiisa midig, waxaa ku yiillay daash yar oo ay… Read more »

fAROOLE

Sheekh caan ah oo wax lala yaabay ka sheegay Faroole & xaalka Puntland

Sheekh Xasan Maxamuud Takar oo ka mid ah Culumada Diinta Islaamka ee ka soo jeeda Deegaanada la isku yiraahdo Puntland, ayaa sheegay in Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Puntland Cabdiraxmaan Faroole aanuu… Read more »

Kismaayo1-e1348828343211

DAAWO VIDEO: Ma milicdeen XEEBTA KISMAAYO mana jiriricooteen

Magaalada Kismaayo waxa ay bilihii ugu dambeeyay ahayd magaalado ugu hadal heynta badan Somalia, marka laga tago Muqdisho. Waxaa halkaas laga saaray Shabaab ayada oo qabsadeen ciidamada Kenya iyo kuwa… Read more »

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.