List/Grid

Wararka Subscribe to Wararka

faysal-cali-waraabe

Feysal C Warabe oo kashifay dal kala hadlay shirqool ka dhan ah Somalia

Faysal Cali Waraabe, guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland, ayaa waraysi uu la yeeshay Telefishanka Somalichannel waxa uusheegay in bishii Janaayo (2013) ay Norway kawada hadleen Xuduudda badda Soomaaliya, oo ah… Read more »

xildhib

Guddoonka Barlamanka Somaliya oo ka hadlay mooshinkii loo gudbiyey

Muqdisho {Caasimada Online} Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay Mooshin ka dhan ah Xukuumadda oo loo gudbiyey  guddoonka baarlanka,waxaana arrintaasi ka hadlay Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Soomaaliya, Mahad… Read more »

fAROOLE

Sheekh caan ah oo wax lala yaabay ka sheegay Faroole & xaalka Puntland

Sheekh Xasan Maxamuud Takar oo ka mid ah Culumada Diinta Islaamka ee ka soo jeeda Deegaanada la isku yiraahdo Puntland, ayaa sheegay in Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Puntland Cabdiraxmaan Faroole aanuu… Read more »

Gaaas

Muxuu R/W Cabdi Weli Gaas ka yiri doorashadii madaxweyne Jubbaland?

Kismaayo {Caasimada Online} Ra’isul wasaarihii hore ee Xukuumaddii KMG aheyd ee Soomaaliya Cabdi Weli Cali Gaas oo isagoo ku sugan dalka Mareykanka ka hadlay doorashadii shalay ka dhacday magaalada Kismaayo… Read more »

FAROOLE oo ka hadlay doorashadii Madaxweynaha Jubbland

Garoowe {Caasimada Online} Ka dib markii lagu dhawaaqay in Axmed Madoobe uu ku guuleystay xilka Madaxweynenimada maamulka Jubbland ayaa waxaa arrinkaasi ka hadlay Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxman Sheekh Maxamed {Farole}… Read more »

Coat_of_arms_of_Somalia

DF oo war cusub kasoo saartay xaalka murugsan ee ka jira Kismaayo

Muqdisho (Caasimada Online) Dowladda Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in ay aad uga wal-wal santahay xaaladda iyo masiirka ummada ku dhaqan magaalada Kismaayo iyo guud ahaan gobalada Jubbooyinka. Walaacan ayaa soo… Read more »

Thief

Robbery victims assisted by thieves

In the aftermath of Second World War, in a meeting held on 24th October 1945 in San Francisco, the Charter of United Nations Organization was finalized and countries liberated from the AXIS… Read more »

South_Korea_Am_3

Madaxweynaha oo warqadaha aqoonsi kala wareegay danjiraha S. Korea

Muqdisho (Caasimada Online) Madaxweeynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Khamiis ah waraaqihii aqoonsiga ka gudoomay danjiraha cusub ee dowladda koonfurta Kuuriya ay usoo magacowday Soomaaliya Mr. Kim Chan… Read more »

hiiraale

Hiiraale vs Madoobe: Jubbaland oo 2 madaxweyne loo doortay (Dhageyso Wareysiyada labada madaxweyne)

Waxaa jira warar iska hor imanaya oo ku saabsan doorasho madaxtinimo oo la sheegay inay maanta ka dhacday magaalada Kismaayo, iyadoo sida muuqata labo kooxood oo loollamaya ay mid waliba… Read more »

R. Wasaare Saacid

Mooshin ka dhan ah R/W Saacid oo la hor geeyay Baarlamanka (Warbixin)

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka ayaa Maantay fadhiga baarlamaanka horgeeyay Mooshin ka dhan ah Xukuumada Ra’iisul wasaare Saacid. Xildhibaanadaan ayaa Xukuumada Shirdoon ku eedeeyeen in ay ka soo bixi waysay howsheeda… Read more »

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.