List/Grid

Wararka Subscribe to Wararka

South_Korea_Am_3

Madaxweynaha oo warqadaha aqoonsi kala wareegay danjiraha S. Korea

Muqdisho (Caasimada Online) Madaxweeynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Khamiis ah waraaqihii aqoonsiga ka gudoomay danjiraha cusub ee dowladda koonfurta Kuuriya ay usoo magacowday Soomaaliya Mr. Kim Chan… Read more »

hiiraale

Hiiraale vs Madoobe: Jubbaland oo 2 madaxweyne loo doortay (Dhageyso Wareysiyada labada madaxweyne)

Waxaa jira warar iska hor imanaya oo ku saabsan doorasho madaxtinimo oo la sheegay inay maanta ka dhacday magaalada Kismaayo, iyadoo sida muuqata labo kooxood oo loollamaya ay mid waliba… Read more »

R. Wasaare Saacid

Mooshin ka dhan ah R/W Saacid oo la hor geeyay Baarlamanka (Warbixin)

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka ayaa Maantay fadhiga baarlamaanka horgeeyay Mooshin ka dhan ah Xukuumada Ra’iisul wasaare Saacid. Xildhibaanadaan ayaa Xukuumada Shirdoon ku eedeeyeen in ay ka soo bixi waysay howsheeda… Read more »

MMMUQ

Video: Muqdisho & muuqaalka maanta

Caasimada Muqdisho: Muuqaalka maanta waa mid qeyb ka ah Muuqaaladeenii dhanka dhiira gelinta Nabadda & Horumarka ee aan idiin soo gudbino ee maanta nala daawo Muuqaal Cusub oo Muqdisho laga… Read more »

Dahabshiil

DF Somalia iyo Dahabshiil oo hubka isku qaatay + Dhimasho dhacday

Muqdisho {Caasimada Online} Gudaha suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa waxa uu maanta dagaal socday muddo ka badan halsaac uu ku dhexmaray ilaaladada shirkadda xawaaladda Dahabshiil iyo ciidamada dowladda Soomaaliya, waxaana… Read more »

qarax-mino

Qarax miino oo ka dhacay Muqdisho iyo shaqsi caan ah oo ku dhintay

Muqdisho {Caasimada Online} Waxaa maanta magaalada Muqdisho qarax Miino lagu dilay nabadoon si weyn looga yaqaanay dalka Soomaaliya, kana mid ahaa mas’uuliyiinta maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca ee gobolada dhexe, kaas… Read more »

balcad

Weli ma booqatay balcad.com

Horay ma u Booqatay Webkaan Cajiibka ah ee laga daba dhacay ee 24-ka saacba la soo geliyo warar update ah…

safaarad USA nairobi

USA oo garab istaagtay R/W Saacid, kana digtay mooshinka ka dhanka ah

Nairobi (Caasimada Online) - War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Saafarada Dalka Maraykanka ku leedahay Dalka Kenya ayaa lugu sheegay in Xukuumada Maraykanka ka digayso khilaafyo mar kale ka… Read more »

Golaha wasiiradda

DF oo Guddi gaar ah u magacawday arrimaha Jubbooyinka (Aqri liiska)

Muqdisho (Caasimada Online) - Dowladda Soomaaliya ayaa Guddi heer caalami ah u magacawday arrimaha maamulka Juubooyinka iyo shirka halkaasi ka socda, waxaana la sheegay in Guddigaasi ay dhawaan u ambabixi doonaan… Read more »

Saaciddd

R/W Saacid oo xaaladdu ku xuntahay & 60-xildhibaan oo mooshin gudbiyey

Muqdisho (Caasimada Online) –  Ku dhawaad 60-xildhibaano oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shalay u gudbiyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya mooshin ka dhan ah Ra’isul wasaaraha, iyadoo tallaabadan ay bilow u tahay… Read more »

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.