Wararka Subscribe to Wararka
Boosaaso: Maxkamad xukunno ku riday kalluumeysato reer Iran ah
Boosaaso (Caasimada Online) Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee gobalka Bari ayaa sheegaya in maanta halkaas maxkamadi ay xukuntay kalluumeesato reer Iran ah, kuwaasoo lagu qabtay xeebaha Soomaaliya iyaga… Read more
Ciidamo & gaadiid dagaal gurmad ah oo gaaray Kismayo & cabsi ka jirta
Kismaayo {Caasimada Online} Tan iyo wixii ka dmabeeyay markii magaalada Kismaayo looga dhawaaqay dhowrka Madaxweyne ee iska soo horjeeda ayaa waxaa magaalada siyaabo kala duwan u gaarayey ciidamo iyo gaadiid… Read more
Madaxweynihii 5aad ee Jubbaland oo looga dhawaaqay Kismaayo
Muqdisho {Caasimada Online} Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose looga dhawaaqay mar kale Madaxweynihii shanaad ee ay yeeshaan gobolada Jubbooyinka iyo Gedo, waxaana lagu magacaabaa Madaxweynaha cusub ee… Read more
Madaxwaynaha Kilinka 5-aad: dhiig ayaan u huraynaa difaaca Jubbaland
Jigjiga {Caasimada Online} War qoraal ah oo ka soo Baxay madaxtooyada ee magaalada Jigjiga ee dowladda deeganka Soomaalida ee Itoobiya oo uu ku sixiixnaa Madaxwaynaha DDS ee Itoobiya Cabdi Maxamed… Read more
Warbixin: Halkee ayuu marayaa mooshinka ka dhan ah R/W Saacid
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaaraha Somalia Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, ayaa toddobaadkan loo qaadi doonaa codka kalsoonida, sharci dejiyeyaasha Somalia ayaa sidaas sheegay maanta. Kuwa doonaya in xilka laga… Read more
Xasan Sheikh iyo Siilaanyo oo hadallo ku tabarucay bur burinta heshiiskoodii
Nairobi (Caasimada Online) Dhawaan waxaad dalka Turkiga heshiis ku kala saxiixday dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo maamulka Somaliland, heshiiskaas oo ka koobnaa 7-qoddob waxaa ku jiray qoddob sheegaya in labada dhinac… Read more
Xog: Kenya & Ethiopia oo isku heysta mahruuc ay dartiis u dhiseen Jubbaland
Wadamada Kenya iyo Ito0biya oo ayagu gacanta ugu weyn ka gaystay dhismaha Maamulka Jubbaland State, ayaa waxa ay markii ugu horaysay isku khilaafeen cida uu dhankeeda ka imaanayo Wasaarada ugu… Read more
Daawo Sawirrada: Saraakil Mareykan ah oo lacag u qeybiyay ciidan weerari doona magaalo Al-Shabab heysato
Saraakiil la sheegay inay ka socdeen dowladda Mareykanka, ayaa shalay gaaray magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo, halkaasi oo mushahar ay ugu qeybiyeen ciidamo heegan ku jiray muddo 3 bilood… Read more
MADAXWEYNE: MAANDEEQ MAALIN LAGUMA MAALO! (Faallo xasaas iah)
MAANDEEQ Soomaalidu waxay ula baxdaa Dumarka, Xoolaha iyo wax walba oo ay aad ujecel yihiin, agtoodana qaali ah, oo uu ugu horreeyo Geelu. Eragu wuxuu iska saaran yahay labada eray… Read more
Jowhar oo xalay bandow lagu soo rogay ka dib arrin dhacday
Muqdisho {Caasimada Online} Wararka aynu ka helayno magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe ayaa waxay sheegayaan in xaafado ka mid ah magaaladaasi lagu soo rogay bandow aan la ogeyn xilliga… Read more












