Wararka Subscribe to Wararka
Ciidamo ka tirsan kuwa DF Somalia oo maanta gaaray gobolka…..!
Caabudwaaq (Caasimada Online) Wararka naga soo gaaraya degmada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaas ay maanta gaareen cutub ka tirsan ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya. Ciidamadan ayaa ka… Read more
QM oo maanta sheegtay in ay si dhab ah u qaadan doonaan hadal ka soo yeeray maamulka Somaliland
Nairobi (Caasimada Online) Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ay si dhan u qaadan doonto hadal maalin ka hor uu sheegay wasiirka hawada iyo duulista maamulka Somaliland, kaasoo ahaa in ay… Read more
Axmed Madobe oo shaqsi reer Gedo ah u magacaabay ku-xigeenkiisa
Kismaayo (Caasimada Online) War hadda soo dhacay wuxuu sheegayaa in Axmed Maxamed Islaam oo loo yaqaano Axmed Madoobe uu galabta madaxweyne ku-xigeenka maamulka Jubbland u magacaabay Cabdulaahi Sheekh Ismaacil Fartaag… Read more
XOG: M/weyne Xasan oo wax ka wada mooshinka ka dhanka ah R/W Saacid
Muqdisho (Caasimada Online) Warar lagu kal soon yahay oo ay heshay shabakadda Caasimada Online, ayaa sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud in uu ugu yaraan wax ka ogyahay ama… Read more
DF Somalia: Ma aqoonsanid labada maamul ee Jubbaland midkoodna
Muqdisho (Caasimada Online) Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay doorasho shaley si isku mid ah uga dhacday magaalada Kismaayo, taasoo lagu doortay labo madaxweyne. Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka Cabdikariin… Read more
DAAWO VIDEO: Lamaane habeenkii aqal galkoooda ay biriq ku dhacday.
Caasimada Online: Lamaane habeekii aqal galkooda ay qabsatay arin aad looga naxay kadib markii ay ku dhacday Biriq xoogan oo sababtay in lagu kala cararay halkii arooska ka dhacayay. HALKAAN… Read more
Madaxweynihii 3-aad ee Jubbaland oo looga dhawaaqay Kismaayo
Kismaayo {Caasimada Online} Wararka ay caasimada online ka helayso magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa waxay sheegayaan in maanta halkaasi markale looga dhawaaqay Madaxweyne cusub oo ay yeelato… Read more
Heshiis qarsoodi ah oo dhex maray Raskambooni, Ahlu-Sunna & IGAD
Waxaa soo baxaya xog ku sabsan Heshiis 12 April Garoonka Diyaaradaha ee Kismaayo ay ku kala saxiixdeen Ururada Hubaysan ee qaybta ka ahaa Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo ee kala… Read more
Puntland oo ka qeylisay tallaabo uu R/W Saacid dhowaan qaaday
Maamulka Puntland ayaa ka horyimid gudi uu maalintii shalay magacaabay Rai,sal Waasaraha Somaliya Cabdi Faarax Shirdoon kaa ugu talagalay barnaamijka dib u heshiisiinta Gobalada Jubooyinka hayeeshee Puntland ayaa gudigaa u… Read more
KASHIFAAD: Sababihii keenay in laba Madaxweyne loo doorto Jubbaland
Kismaayo (Caasimada Online) - Kismaayo, waxa ay shalay gashay weji iyo xaalad cusub, kadib markii laba madaxweyne loo doortay maamulka Jubbaland in ku siman saacado yar gudahood. Shir ka dhacay Garoonka… Read more












