Wararka Subscribe to Wararka
Milkiilayaasha guryaha Muqdisho oo lagu soo rogay amar culus
Maamulka Gobalka Banaadir ayaa soo rogay amar ku aadan in aan laga kirayn karin guri Kooxda Alshabaab ee ka dagalanta Dalka Somaliya waxana amarkan lugu sheegay in uu yahay mid… Read more
KISMAAYO nasiib daranaa, anaa leh iyo anaa taabsaday badanaa, Qabiilo isku baheysta hadba badanaa.
Laga soo bilaabo sanadkii 1991-kii markii ay meesha ka baxday dowladii uu hogaaminayay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Gen. Maxamed Siyaad Bare, waxay magaalada Kismaayo marti galisay dagaalo dhiig badan uu… Read more
Dagaalo saddex maalmood jirsaday oo weli ka socda gobolka…….!
Ururka Ahlu Sunna ee gobolka Gedo iyo Ururka Al Shabaab ayaa guulo kala duwan ka kala sheegtay dagaal ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Gedo. Maxamed Xuseen Al Qaadi Afhayeenka… Read more
KASHIFAAD: Shariif Xasan, Faroole & C/salaam oo dhacaya hantida Somalia uga xayiran dibedda + Caddeyn
Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Somalia, ayaa wuxuu shaqaaleyay Lobbyst firm Moffett Group oo ah shirkad la shaqaysa Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland uuna iska leeyahay nin beri hore ahaan jiray wakiil… Read more
R/W Saacid oo loogu tashtay Nairobi
Xoghayaha Sedaxaad ee Safaaradda Soomaalidu ku leedahay Kenya Cabdisataar Xasan Cali ayaa tafaasiil ka bixiyay Kulamo gooni gooni ah oo qaar ka tirsan Xildhibaanada barlamaanka Federaalka Soomaaliya ay ka wadaan… Read more
Minnesota: Haween Soomaali ah oo xabsi dheer qoorta loo suray, sabab?
Minneapolis (Caasimada Online) Maxkamad ku taalla gobalka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa Khamiistii shaley xukun ku riday seddax qof oo ay ku jiraan labo dumar ah, kuwaasoo lagu eedeeyay in… Read more
Dhageyso: Xasan Daahir oo wixii uu aamusnaadaba wax badan kashifay
Xasan Daahir Aweys, oo ah hogaamiye saameyntiisu yaraatay oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab, ayaa wareysi xasaasi ah oo uu siiyay TV-ga Somali Channel, waxa uu kaga hadlay arrimo badan oo… Read more
Kismaayo: Xiisad isa soo taraysa xilli madaxwaynanimo lagu waashey
Hogaamiyaha malleeyshiyada Raas Kambooni Sheekh Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa lagu dhawaaqay in uu yahay maxadwaynahamaamul-gobaleedka Jubbaland ee lagu dhawaaqay Arbacadii (15-kii Maajo), laakiinse wax yar xilligaa kadib ayaa odayaal kale… Read more
MUQDISHO XAGEE U SOCATAA ??
Waxaa xaqiiq ah in caasimada Somalia ee Muqdisho xiligaani aay u baahan tahay in laga hadlo halka aay u socoto iyo meesha aay ka timid 22 sanno ka dib,Muqdisho oo… Read more
“Maalin aan maanta ahayn inaad ii soo baahata, Allah waxba lama aha”
QISO- BOQOR MUJRIM AHAA Waxaa jiray boqor mujrim ahaa, oo xaqiir dulmi badan ahaa. Wuxuu lahaa qasri cad oo weyn, qasriga dhankiisa midig, waxaa ku yiillay daash yar oo ay… Read more












