List/Grid

Wararka Subscribe to Wararka

IGAD wafti

Madaxweyne Xasan oo IGAD ka diiday qorshe ku wajahnaa Axmed Madoobe

Muqdisho (Caasimada Online) - Kulan maalmo ka hor ka dhacay magaalada Muqdisho kaasi oo ay isugu yimaadeen wafdigii ka socday IGAD iyo Madaxweyne Xasan, ayaa intiisa badana waxa uu ku soo… Read more »

banaan bax

Muqdisho: R/W SAACID dartiis oo loo soo banaan baxay + Sawirro

Boqolaal dadweyne ah ayaa maanta 21 May,2013 magaalada Muqdisho iskugu soo baxay kuwaasi oo taageersana xukuumadda RW Saacid kana soo horjeeday mooshin dhowaan xildhibaano ay ka geeyeen Barlamanka DF Somalia…. Read more »

kismaayo2

DF oo sheegtay in aysan wax ciidan ah ka joogin magaalada Kismaayo

Muqdisho {Caasimada Online} Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay waxay shaacisay inaysan wax ciidan ah ka joogin gudaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose, halkaas oo ay ku… Read more »

Coat_of_arms_of_Somalia

DF oo sameysay ballan qaad weyn oo ku wajahan murannada Kismaayo

Muqdisho (Caasimada Online) - Dowladda Somalia ayaa sameysay ballan qaad weyn oo ku wajahan xaalka Kismaayo, ayada oo sheegtay inaysan marnaba awood ciidan u adeegsan doonin muranada halkaas ka jira, taa… Read more »

Amisom Baydhabo

Uganda oo la baxday qaar ka mid ah ciidamadeedii joogay Soomaaliya

Muqdisho {Caasimada Online} Dowladda Yugandha ayaa la sheegay in qaar ka mid ah ciidamadeeda jooga gudaha dalka Soomaaliya ay kala baxday oo ay dib ugu laabteen dalkooda, waxaana tirada ciidamada… Read more »

mark simmonds

Qoraal uu Yusuf Garaad ka diyaariyay Su’aalo UK ka jawaabtey oo quseeya Somalia, S/land, Puntland & Kismaayo

Su’aalo ku saabsan Soomaaliya, Somaliland iyo UK. Jawaabaha Wasiirka Afrika ee UK, Mark Simmonds MP Wasiirka Afrika ee Xafiiska Arrimaha Dibadda ee dowladda Britain, Mark Simmonds, ayaa galabta si toosa uga… Read more »

hiiraale

Kismaayo oo laga hadal hayo xarunta Barre Hiiraale oo lagu arkay….!

Hadal heeynta ugu badan Shacabka magaalada Kismaayo ayaa noqotay mid ka mid ah Madaxwaynayaasha Maamul-goboleedka Jubbaland State oo xarumihiisa lagu arkay Madaaficda goobta ee inta badan ay ku dagaalamaan kooxaha… Read more »

Duqa magaalada Toronto, Rob Ford, 43 jir

Soomaali fadeexeysay duq magaalo oo si fudud ku taajirtay (YAAB)

Toronto (Caasimada Online) - Muuqaal la tuhunsan yahay inuu muujinayo duqa magaalada Toronto ee dalka Canada oo cabaya xashiish ayay suurta gal tahay in goor dhow loo baahiyo dadweynaha. Wargeysyada Gawker… Read more »

Coat_of_arms_of_Somalia

DF oo u yeertay gebi ahaan safiirada dalalka caalamka u fadhiya

Muqdisho {Caasimada Online} Dowladda Soomaaliya ayaa markale waxay u yeertay gebi ahaanba safiirada dalalka caalamka u fadhiya inay si degdeg ah ku soo galayaan magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya… Read more »

Hogaamiyayaashii Somalilaand iyo kuwii gumeystaha Britain

Qadiyada gooni-isu-taaga Somaliland & caqabadaha dhabta ah ee horyaalla

Soomaaliya Soomaali Baa Leh Midkii Kala Saar Lahoow Midkii Kala Sooc wadoow Midkii Si Xun U Fekeroow Sareeda Hadeey Ku Waarto Hadii Silac Iyo Dhib Gaaro Samaanteed Iyo Xumaanteed Soomaliya… Read more »

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.