List/Grid

Wararka Subscribe to Wararka

Madaxda Al-Shabaab

Al-Shabab oo diginiin u jeedisay qaar ka mid ah madaxda sare ee kooxdaas

War qoraal ah oo maanta ka soo baxay Xarakada Al-shabaab ayaa waxaa looga hadlay sida loo arkay warar ay warbaahinta siiyeen qaar ka mid ah saraakiisha Al-shabaab oo sheegay inuu… Read more »

Banaan-bax

Kismaayo: Waxaa laga dibadbaxay doorashadii Axmed Madoobe

Muqdisho {Caasimada Online} Banaanbax weyn oo ay ka qeybgaleen sida la sheegay bulshada ay ka soo kala jeedaan beelaha dega magaalada Kismaayo loogana soo horjeeday doorashadii Axmed Madoobe loo doortay… Read more »

Xarunta-Nabad-sugidda-300x199

Hey’adda nabad-sugida oo beenisay arrin la sheegay in ay ka dambeysay

Muqdisho (Caasimada Online) Hey’adda nabad sugida ayaa maanta oo Sabti ah iska fogeesay hadal shaley ay sheegeen qaar ka mid ah xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya, kaasoo ahaa in hey’adda nabad-sugida ay… Read more »

SILIAC

Daawo: Sida arxan darada ah ee Soomaalida loogu galo Sacuudiga.

Caasimada Online: Muuqaalkeena maanta waa mid laga naxo ooaan jaceyl nahay in aan tusino Walaalaha Soomaaliyeed ee hamiga ku haya in ay u tahriibaan Wadanka Sacuudi Carabiya oo Silac iyo… Read more »

xildhibaanada

Xildhibaanno wada Mooshin ciidanka Kenya looga saarayo Kismaayo

Xildhibaan Cabdullahi Jaamac oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa eed dusha uga tuuray dawladda Kenya sababo la xiriira siyaasadaha gurracan ee ay ka waddo Magaalada Kismayo ee Gobolka Jubbada Hoose…. Read more »

Baxaari reer Iran

Boosaaso: Maxkamad xukunno ku riday kalluumeysato reer Iran ah

Boosaaso (Caasimada Online) Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee gobalka Bari ayaa sheegaya in maanta halkaas maxkamadi ay xukuntay kalluumeesato reer Iran ah, kuwaasoo lagu qabtay xeebaha Soomaaliya iyaga… Read more »

ciidamada_huwanta1

Ciidamo & gaadiid dagaal gurmad ah oo gaaray Kismayo & cabsi ka jirta

Kismaayo {Caasimada Online} Tan iyo wixii ka dmabeeyay markii magaalada Kismaayo looga dhawaaqay dhowrka Madaxweyne ee iska soo horjeeda ayaa waxaa magaalada siyaabo kala duwan u gaarayey ciidamo iyo gaadiid… Read more »

Jubbaland_Pic_1

Madaxweynihii 5aad ee Jubbaland oo looga dhawaaqay Kismaayo

Muqdisho {Caasimada Online} Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose looga dhawaaqay mar kale Madaxweynihii shanaad ee ay yeeshaan gobolada Jubbooyinka iyo Gedo, waxaana lagu magacaabaa Madaxweynaha cusub ee… Read more »

Madaxwyne-Abdi

Madaxwaynaha Kilinka 5-aad: dhiig ayaan u huraynaa difaaca Jubbaland

Jigjiga {Caasimada Online} War qoraal ah oo ka soo Baxay madaxtooyada ee magaalada Jigjiga ee dowladda deeganka Soomaalida ee Itoobiya oo uu ku sixiixnaa Madaxwaynaha DDS ee Itoobiya Cabdi Maxamed… Read more »

saacid 1

Warbixin: Halkee ayuu marayaa mooshinka ka dhan ah R/W Saacid

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaaraha Somalia Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, ayaa toddobaadkan loo qaadi doonaa codka kalsoonida, sharci dejiyeyaasha Somalia ayaa sidaas sheegay maanta. Kuwa doonaya in xilka laga… Read more »

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.