List/Grid

Wararka Subscribe to Wararka

Amisom Baydhabo

Yugandha oo la baxday qaar ka mid ah ciidamadeedii joogay Soomaaliya

Muqdisho {Caasimada Online} Dowladda Yugandha ayaa la sheegay in qaar ka mid ah ciidamadeeda jooga gudaha dalka Soomaaliya ay kala baxday oo ay dib ugu laabteen dalkooda, waxaana tirada ciidamada… Read more »

Wasiir-Xirsi3-300x289

Somaliland oo jawaab kulul ka bixiysay hadal ka soo yeeray M/weynaha D/F

Muqdisho {Caasimada Online} Maamulka Somaliland ayaa jawaab ka bixiyey hadal 18-kii bishan May ka soo yeeray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan S      heekh Maxamuud oo sheegay in Somaliland ay ka mid tahay… Read more »

ghana

M/weynaha Ghana oo sheegay inay D/F ay ka taageeri-doonto dhinacyada…

Muqdisho {Caasimada Online} Madaxweynaha dalka Chana John Dramani Mahama oo ka hadlay xaaladda Soomaaliya ayaa sheegay in dowladdiisa ay gacan ka geysaneyso dib u soo celinta nabaddii iyo xasiloonidii ka… Read more »

Gudoomiyaha_Guddiga_Doorashooyinka

Doorashada Golayaasha deegaanka Puntland oo markale dib loo dhigay

Muqdisho {Caasimada Online} Waxaa dib loo dhigay wakhtiga ay Puntland ka qabsoomi doonto doorashada goleyaasha deegaanka, kaas oo horay ay Guddiga KMG ah ee doorashooyinku shaaciyeen inay qabsoomayaan 30-ka bisha… Read more »

mark simmonds

Qoraal uu Yusuf Garaad ka diyaariyay Su’aalo UK ka jawaabtey oo quseeya Somalia, S/land, Puntland & Kismaayo

Su’aalo ku saabsan Soomaaliya, Somaliland iyo UK. Jawaabaha Wasiirka Afrika ee UK, Mark Simmonds MP Wasiirka Afrika ee Xafiiska Arrimaha Dibadda ee dowladda Britain, Mark Simmonds, ayaa galabta si toosa uga… Read more »

hiiraale

Kismaayo oo laga hadal hayo xarunta Barre Hiiraale oo lagu arkay….!

Hadal heeynta ugu badan Shacabka magaalada Kismaayo ayaa noqotay mid ka mid ah Madaxwaynayaasha Maamul-goboleedka Jubbaland State oo xarumihiisa lagu arkay Madaaficda goobta ee inta badan ay ku dagaalamaan kooxaha… Read more »

Duqa magaalada Toronto, Rob Ford, 43 jir

Soomaali fadeexeysay duq magaalo oo si fudud ku taajirtay (YAAB)

Toronto (Caasimada Online) - Muuqaal la tuhunsan yahay inuu muujinayo duqa magaalada Toronto ee dalka Canada oo cabaya xashiish ayay suurta gal tahay in goor dhow loo baahiyo dadweynaha. Wargeysyada Gawker… Read more »

Hogaamiyayaashii Somalilaand iyo kuwii gumeystaha Britain

Qadiyada gooni-isu-taaga Somaliland & caqabadaha dhabta ah ee horyaalla

Soomaaliya Soomaali Baa Leh Midkii Kala Saar Lahoow Midkii Kala Sooc wadoow Midkii Si Xun U Fekeroow Sareeda Hadeey Ku Waarto Hadii Silac Iyo Dhib Gaaro Samaanteed Iyo Xumaanteed Soomaliya… Read more »

1

Sawirro: Maalin ku weyn Soomaalida oo si cajiib ah looga xusay Finland

Xaflad aad u weyn oo lagu maamuusayey xuska sannadguuradii 70aad ee aasaaskii ururkii gobanimadoonka dhalinyarada soomaaliyeed ee SYL ayaa lagu qabtay xarunta ururka dhalinyarada Kanava ee magaalada Helsinki maalinimadii arabacada… Read more »

farole iyo wiilkiisa

Fadeexad ku soo baxday Faroole iyo Wiilkiisa oo keentay in QM ay go’aan ka qaadato Puntland + Caddeyn

Qoraal Qaramada Midoobay ay usoo dirtay Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa  lagu sheegay in la xadiday mashaariicdii Qaramada Midoobay ay ka waday Puntland. Qoraalka ku socda Madaxweynaha Puntland ayey… Read more »

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.