List/Grid

Ra'yiga Subscribe to Ra'yiga

Madaxda Al-Shabaab

Been-abuurka Shabab & Aamuskayga

Ilaahay Qur’aanka ayuu kaga jawaabay dicaayadihii gaalada iyo munaafiqiintu islaamka ka sameeyeen iyo beenihii ay nabiga ka sheegeen. Sidoo kale nabigu axaadiistiisa ayuu kaga hadlay. Waxaa kale oo Qur’aanka iyo… Read more »

lacag

Sideen usoo celin karnaa qiimihii laacagta Shilling Soomaaliga? (Q1)

Hordhac… Xaaladda dhaqaale ee ay Soomaaliya maanta marayso daraateed, waxaan maqaalkan oga hadli doonaa dhowr qeybood oo dhamaantood ka hadi doona baaritaan ku aadan lacagta soomaaliya laga isticmaalo, asal ahaan,… Read more »

Maqaal2

Haddaan la i dooran anna waa duulay

Haddii Abwaan Mustafe Shiikh Cilmi hore u yiri: “MADAXWEYNE MAR I DHAHA!” ayaan beri dhexdaa ah oo lagu waashay MADAXDOONNIMO, waxaan qoray qormo cinwaankeedu ahaa: “Anna Musharrax baan ahay!” oo… Read more »

Maqaal2

Fallanqeyn: Sakaraad-ka Somaliland iyo Soo-Ifbaxa Soomaaliya

Gu’yaal labaatan iyo dheeraad ayay jirtaa Somaliland. Dadaal faro badan oo gudaha, dibadda iyo caalami ah ayay ku bixisay si ay u gaarto madax-banaani  buuxda iyadoo rabta inay ka go’do… Read more »

magaalada-Kismaayo

Xaqiiq & Caddeyn: Kismaayo, Daarood iyo Hawiye yaa dadka deegaanka ah?

Afeef: Maqaalkan ujeedadiisu waa in wax la toosiyo oo wixii Soomaali halaagay (eex) laga koro Inkasta oo Maqaalka lagu xusay Magacyo Qabiilada qaarkood haddana ma jirto qabiil la aflagaadeynayo ee… Read more »

somalia

Soomaaliya oo qodoneysa godkii lagu aasi lahaa (Warbixin Xasaasi ah)

Waxaan halkan idin kugu soo gudbinayaa maqaal dheer oo aan u bixiyey {Soomaliya oo qodoneysa godkii lagu aasi lahaa} waxaa igu dhaliyey inaan maqaalkaan qoro markaan arkay Soomalidii oo ku waalatay Faderalism… Read more »

SAHAL 1

Urur Beeleedka “SAHAL” waa kuma?, Yaase ka dambeeya? – Xog culus

Mar aan fogeyn waxaan warlaliska Allgalgaduud ka akhriyay War Saxaafadeed la yiri waxaa soo diyaariyay Ururka isku magacaabay SAHAL. Warsaxaafadeedkaas oo ay ugu hanjabayaan Madaxweynaha Dalkeena iyo Dawlada Soomaaliyeed. Hanjabaadooda… Read more »

SAHAL

SAHAL waa sansaan dagaal sokeeye!

Bulshaan kala sareyn iyo sinaan baan sugeynee, Sedbursigoo la suulshiyo xaqsoor baan sugeynee, Saxalkoo dhammaadiyo sharaf baan sugeynee, Gacmo laysi saariyo nabad baan sugeynee, Sallaankii midnimadoo la kabaan sugeynee, Seermaweydo… Read more »

Coat_of_arms_of_Somalia

DOWLAD DALKEEDII KA MARTI AH: Federaalka qabyaaladeed iyo khatarta uu soo wado (Xog muhiim ah)

Cudurka kaa gala fardaha, haddii laga gubo dameer, dawada lama gaarayoo waa hadal abwaan hore waana howshan haatan dalkeenna ka hana qaadday. Dowladdu faraha haka qaaddo gobol hebel! Madaxweynuhu kama… Read more »

Maqaal2

AL ka gurguuree AL u guur!

Adoon i HABAARRAMIN ila AQRI. Illeen qof HABAAR u hoyday lama heline. Mid DULMANSE ma halmaanin. Adoon CAAYTAMIN isha mari. Illeen AF CAAYTAMA NINKIISUU KU YAALE! Adoon CARAYSNAYNAYN ila WADAAG…. Read more »

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.