List/Grid

Ra'yiga Subscribe to Ra'yiga

Dhega-badan

Gen. Dhega Badan: “Maamuus kuuma quuraan’e MAHADSANID”

Inta badan waxaa la igu eedeeyaa, qoraalladaydana lagu dhilaalaa inaan meel xun uun wax ka fiirsho mar walba oo aan wax qorayo, oo malaha la igu dhibsaday, haddaanba la igu… Read more »

dastuur

Hal qodob oo muhim u ah dastuurka Somalia in lagu daro

1.  Dastuurka wa xeer la sameystay oo wax laga bedeli karayo waxna lagu kordhin karayo, aydo la fiirinayo danaha Dalka iyo midnimada Shacabka. 2.  Dastuurka waa in u ahaada mid shacabka danahiisa… Read more »

hub

Caqabadaha iyo Faa’iidooyinka ku xeeran qaadistii xayiraada hubka

Muddada sannadka ahee uu Golaha Ammaanka ee Qaramada midoobay xayiraaddii hubka ka fududeeyay Soomaalya ayaa u ogalaanaya xukuumadda in ay soo iibsato hub fudud si ay ula dagaallanto al-Shabaab, laakiinse falanqeeyayaasha… Read more »

Saaciddd

Ra’iisul Wasare Cabdi Farax Shirdoon fursad qaaliya miyuu dhumiyey?

Raysal wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ( Saacid ) oo ilaa hada Soomaalida inteeda badani u aragto inuu wato halqabsigii caanka ahaa ee ( hadal yar iyo howl badan ) ayaa… Read more »

magaalada-Kismaayo

JUBBALAND YAA ISKA-LEH? !!!!!!

Hadba beeshii gacal iyo gawaad u ah gumeysiga. Hadba beeshii garab iyo gurmad ka hesha gumeysiga. Hadba beeshii gaadiid iyo gar-haye u ah gumeysiga. Insha-Allaah lahaanshaha Jubbaland waxaan ku falanqeynayaa… Read more »

Coat_of_arms_of_Somalia

”Dowladeey intaadan falin Kafiirso”

Maqaalkan waa maqaal ku socda madaxda dowlada Soomaaliya waana maqaal ka kooban bogaadin, talo, tusaaleyn,  iyo dhaliil dowlada kuwada socda. Qaybta koobaad ee maqaalka waxaan ku eegayaa booqashada raysal wasaaraha… Read more »

magaalada-Kismaayo

Xog iyo Gorfeyn: Dhisidda Maamulka Jubaland xagee ayay ku dambaysay?

Ma sida roob xagaa koofureed ayuu xiiso ku ekaaday? Ma sida hillaac xagaayeed oo biriq dhahay muu maskaxda minit uga baxay, mise dayrta soo socoto ayuu mar dambe soo muuqanayaa?… Read more »

Madaxda Al-Shabaab

Al-Shabab in lagu jihaado ma xaqaa?

Sida wax walba oo muunad iyo magac gaar ah u lahaa loo dhaamay, ayaa waxaa jira erayo badan oo dhaamiddaa dhanacooda ka soo gaartay. Anoon ku sii dheeraanayn, maadaama ujeedka… Read more »

SAHAL 1

KASHIFAAD: Urur Beeleedka “SAHAL” waa kuma!? – Ujeedada iyo been abuurka laga leeyahay | Qeybti 2aad

Qaraabo, waxaan qormadeydii hore gudeheeda idinkugu ballan qaaday in aan idiin soo gudbin doono arrimo badan oo ku saabsan ururka SAHAL. Hadaadan Aqrisan Qeybtii Koowaad, Halkaan ka Aqriso. Arrimahaas waxaa kamid… Read more »

saacid 7

Xasan Shiikh, Saacid iyo Jawaari soo Fiiriya Xabsiga Dhexe

“Ma Ogidiin Miyaa in Shiikh Shariif laga adkaadey” ( Ha la yaabin waa Xaaladaha ka jira Xabsiyada ) Koox Wariyayaal ah oo Dhawaan Booqatey Xabsiga Dhex si ay u soo… Read more »

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.