Ra'yiga Subscribe to Ra'yiga
Samataroow: Waligaa WAN LA WEYN ma lagu yiri?!
Astaaq furullaah. Inaan PROF. Axmed Ismaaciil Samatar dhaho ayey ahayd. Illeyn haddii kale wuxuu dhihi doonaa: Mansabkii aan aqoontayda ku gaarana waa la ii quuri waayey! Dhanka kale, waayahan dambe… Read more
Somaaliyeey: Ha loo gurmado reer Beledwayne (Maxaadan ogeyn oo jira)
Akhristayaasha Soomaalidow sii gudbiya,adinkuna intiisa wanaagsan qoraalkaygaan kaga dhaqma. Inaynu isku-gargaarno waa aasaaska diinteenna Islaamka, waana dhaqkeenna Soomaliyeed. Daacuunka ka dhacay Beledwayne waxkasta oo aad wax uga qaban kartid haka hagran…. Read more
Xog iyo Gorfeyn: Shirqoolada Kenya ay u maleegeyso qaranka Somalia!
Wixii ka danbeeyay Septembar sanadkii la soo dhaafay Soomaaliya waxay yeelatay dowlad dastuuri ah oo beesha caalamka si buuxda u ictiraafsan tahay. Kenya iyo shaqsiyaad Soomaali ah oo dano gaar… Read more
Durbaan Colaadeedka Kooxda SAHAL
(Halkaan ka Aqriso Qeybta Koowaad ee Qoraalka) Qoraalkan kuma falanqeyn karo gaboodfalka ay geystaan kooxda loo yaqaan Alle-diid afduub, waxaanse si kooban ugu guudmarayaa dibed-jooga soo dira doollarka dagaallada sokeeye lagu… Read more
Somalia: Siyaasadda Geeska Afrika ee Maanta (Faallo xiiso badan)
Guud ahaan dalalka dunidu waxay leeyihiin dan ee ma leh saaxiib, asii ay danta daleed qeexayso in dalku uu yagleelo saaxiibbo badan oo joogto ah oo danaha lagu gabraarto. Siyaasaddu… Read more
Qabyaalad ficil ahaan u jirta, Af ma qarin karaa? (Xaqiiq iyo Gorfeyn)
QABYAALAD FICIL AHAAN U JIRTA, AF MA QARIN KARAA? “Dugsi maleh qabyaaladi waxay, dumiso mooyaane”- Cabdilahi Suldaan Maxamed “Timacade” HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina… Read more
KISMAAYO:- Hal Booli ah oo Rag aan laheynin ay maalayaan “Taariikhda maamulladii soo maray magaalada”
Aan dib u jaleecno sooyaalka taariikheed ee gobolka Jubbada hoose iyo sida markastaba gobolkaasi dad aan u dhalan ugu talin jireen, ayagoo afduubaayo dadka degaanka u dhashay, xuquuqdoodana dudsinaayo. Magaalo… Read more
Mareegtii ugu dambeysay ee Shabaab oo shaaca ka qaaday tabardarro
Qeybtii saddexaad ee al-Shabaab mareegtooda Gaidi Mtaani ayaa isku dayeeysa in ay soo bandhigto in kooxdu ay mideeysantahay ayna barwaaqeysantahay, balse waxa ay muujisay tabardarrada dhexdooda kasoo baxeeysa, sida ay… Read more
Gen. Dhega Badan: “Maamuus kuuma quuraan’e MAHADSANID”
Inta badan waxaa la igu eedeeyaa, qoraalladaydana lagu dhilaalaa inaan meel xun uun wax ka fiirsho mar walba oo aan wax qorayo, oo malaha la igu dhibsaday, haddaanba la igu… Read more
Hal qodob oo muhim u ah dastuurka Somalia in lagu daro
1. Dastuurka wa xeer la sameystay oo wax laga bedeli karayo waxna lagu kordhin karayo, aydo la fiirinayo danaha Dalka iyo midnimada Shacabka. 2. Dastuurka waa in u ahaada mid shacabka danahiisa… Read more












