List/Grid

Ra'yiga Subscribe to Ra'yiga

Calanka Jubbaland

Jubbaland ma heshay calankeedii dhabta ahaa, mise waa Puntland 2?

Dabcan jubbaland ama waamo marka aad maqasho, waxaa markiiba maankaaga ku soo dhacaya sawir ku tusaya muuqaal ah xayawaan maroodi ah siiba faanta ama ilig maroodiga oo ay waamo amaba… Read more »

Maqaal2

AL ka gurguuree AL u guur! (Q.2)

Qeybtii 2-aad Halkan ka arag qeybtii 1-aad Haddaan qormadii koowaad ku soo xusay, in Dunida Muslinka uu ka hana qaaday Daacuun Diimeed Siyaasada da bada ku haaya, kana kala yimid… Read more »

ceelbuur

Ceel-Buur waa caasimada Mugahirsha

Inta badan madaxda soo martay Jamhuuriyada Soomaaliya waxey ku dhasheen ama ka soo jeedaan degaano ka tirsan bartamaha Soomaaliya, madaxdaas qiimaha weyneed waxey kala ahayeen: Mudane Cabdullahi Ciise Maxamud, Mudane… Read more »

drone-aircraft_2039093b

Dayuuradda Geerida: Rukhsadda Dil aan Garnaqsi lahayn

(Qormadan waxay markii hore ku soo baxday Afka Hingiriisiga, akhri “Drones of Death; Licensed to Kill With Apparent Impunity”. Waxaana  lagu faafiyay in ka badan 517 degel oo ay ku… Read more »

Kismaaaaayp

Dadow yaa ku guuleystey Kismaayo? Saacid mise Madoobe? (Faallo)

Dadow yaa ku guuleystey kismaayo ? Saacid mise Madoobe?? Cidna, dan xoog leh ee somaliyeed unbaa halkaa ku dayacantay. Xaaraan quudoto badani caawa waxay ku shaahayaan dowlo yaa ku adkaatay,… Read more »

121210121552-african-voices-ahmed-ismail-samatar-a-00001404-story-top

Ma Hiil Qaran Mise Hiil Qurun !!

Isna ima daryeelo anna kama dambeeyee ma la iigu dow galay? Waxay ahayd su’aal uu jeediyay abwaan Soomaaliyeed. Sababta aan su’aashaa ugu araartay waxay tahay waxaan marar badan is waydiiyay:… Read more »

somalia

Xog iyo Gorfeyn: Soomaliya ma ku taagan tahay wadadii saxda ahayd?‏

Waxaan maanta halkan idinkugu soo gudbinayaa walaalayaal qormo aan kaga hadli doona  xaaladda Soomaliya anigoo markan isweydiinayo in Soomaliya ay ku taagan tahay wadadii saxda ahayd ka dib 13 sano… Read more »

Coat_of_arms_of_Somalia

Xog iyo Gorfeyn: Tallaabada xigta ee DF, kadib wada-hadalladii Kismaayo

Muqdisho ( Caasimada Online) - Isku dayadii ugu dambeeyay ee Dowladda Somalia ay ku dooneysay in kooxda Axmed Madoobe ee Raaskambooni ay uga dhaadhiciso in talada Gobolka Jubbada Hoose lala wadaago,… Read more »

britain welfare

FAAH-FAAHIN: Isbeddelada ceyrta ee ka dhacaya Britain bisha April

Marka hore mahad idilkeed waxa iska leh Allaah subxaanalaahu watacaalaa, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay. Intaas kadib dhammaan akhristayaasha sharafta lahoow iga gudooma salaanta islaamka ah ACWW. Kadib… Read more »

meydad

Xog iyo Gorfeyn: Sirdoonka Somalia iyo Dilalka qorsheysan ee Muqdisho

QAWDA MAQALSII, WAXNA HA U QABANIN! Arrinta foosha xun oo CID da loogu geysta inta la hubo lix dhallinyaro oo baaris ugu xirnaa xarunta dhexe ee Hay’adda sirdoonka Somaaliya laguna… Read more »

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.