Ra'yiga Subscribe to Ra'yiga
Sawirro iyo Warbixin: Lacagtii DF Somalia oo tabeelayaal u dhamaatey
Anigoo Hormaraya Agagaarka lamabar Afar ayaa waxaan ku leexdey nin aan Dadiisa ku qiyaasey in uu jiro 45 Sanno waxaa markaa ku Mashquulsan yahay Boor halkaa ku yaal oo ku… Read more
Boob iyo Bililiqo waa jireen, Universal TV oo u xuub siibtay Puntland TV
Boob & Bililiqo waa soo jireen Daaraha xusuustiyo, hadba midab la doortiyo. Diirka lagu mariimoo, shanta daadsan yaaliin. Deeqdaas la yaabka leh, duco waalid soo hoyn. Carshigana kasoo degin, dal… Read more
FAALLO: Nina Hooskiisa Ma Harsado
Dadka halabuurka curiya intooda badan waxtarkooda ma helaan, waxaana suurtowda iyagoo ka saboolsan iney ka geeriyoodaan, dad kalena ay ka hodontoobaan fikirkooda. Halabuurayaasha curiya fikradaha siyaasada waxtar la,aanta waxaa u… Read more
WAAYEEL IS MARIN HABAABINAYA!
TOLMOOGE iyo ANNA-LENA way is garab fadhiyaan, waxay saaran yihiin diyaaradda KLM ee laga leeyahay dalkaasi Holland, waxayna ku sii jeedaan dalka Imaaraat-ka Carabta ee midoobay oo ay u xusheen dalxiiskooda. Tolmooge waa… Read more
Soomaalidu caddaalad necebaa oo hadana wanaag jecelaa!
Caddaaladu waa tiirka nolosha bani,aadamka, hadii la waayana waxaa mugdi galaaya, horumarka umada, nabadgalyada iyo wadaniyada shacabka, hadaba Soomaaliya oo mudo dheer soo dhex dabaalanaysay sad bursiinya doon waxeey ka… Read more
KASHIFAAD: Colaad loo beeray beelo Soomaaliyeed iyo fashil lala damac san yahay Dowladda Somalia
Somalidu waxay ku maahmaahdaa qofaan kuu rari doonin yaanu kuu dhaamin,tani waxaan kaga socdaa ololaha Faroole ,Cumar Cabdi Rashiid,Morgan,Juriile iyo Cabdi Wali Gaas oo u dhashay beesha Majeerteen ku halaagayaan… Read more
Soomaliya: Waddankii Maamulada
Soomalia oo ah dal leh baaxad wayn marka loo eego dalal badan oo caalamka ah ayaa waxay muddo dheer wajahaysay dhibaatooyin ay ugu horeeyaan dagaalo sokeeye oo ay dadyaw ood-wadaaga… Read more
KASHIFAAD: Kismaayo, Kenya iyo Kadeedka Soomaali kusoo wajahan
Lix bil baa laga joogaa maalintii ay galeen Ciidanka Kenya gudaha Magaalada Kismaayo. Sidoo kale, sannad iyo bar ayey ku sii socotaa, ayaantii Keenyaanku ku soo xadgudbeen ciidda iyo calanka… Read more
Jubbaland ma heshay calankeedii dhabta ahaa, mise waa Puntland 2?
Dabcan jubbaland ama waamo marka aad maqasho, waxaa markiiba maankaaga ku soo dhacaya sawir ku tusaya muuqaal ah xayawaan maroodi ah siiba faanta ama ilig maroodiga oo ay waamo amaba… Read more
AL ka gurguuree AL u guur! (Q.2)
Qeybtii 2-aad Halkan ka arag qeybtii 1-aad Haddaan qormadii koowaad ku soo xusay, in Dunida Muslinka uu ka hana qaaday Daacuun Diimeed Siyaasada da bada ku haaya, kana kala yimid… Read more












