Ra'yiga Subscribe to Ra'yiga
Jubbaland mise Jufoland?
Taariikhdu waa been ma sheega, waxayna kaydisaa wixii la soo dhaafey iyada oo uga marag kacaysa ruux walba dersina baraysa. Dhacdo kastaa waxay leedahay mataane iyo mid lammaane la ah… Read more
Siyaasadda lacagta DF Somalia iyo xaalka ribbada (Xog-warran)
Dadka soomaaliyeed waa dad islaam ah, dastuurka somaliyana waxaa ku qoran in wixii diinta islaamka kasoo horjeeda uusan sharci noqon Karin. Marka ay sidaas tahay waxaa iswaydiin mudan side ayay… Read more
Tarsan oo soo jeediyay fikrad lala dhacay (DF ha lagu koobo 1 Mile), Faallo: “Muqdisho lama wada laha”
Duqa magaalada Muqdisho ahna guddoomiyaha gobolka Banaadir, Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, ayaa ku baaqay in Muqdisho yeelato maamul u gaar ah oo ka madax bannaan dawladda federaalka. Duqa waxaa uu ku… Read more
XOG iyo GORFEYN: Gocasho hore oo dhalisay golongol & baaba’
Gocasho reebtay Uur kutaallo naftuna ciil la geyllantay oo markaa Hurdo iyo Nagaad toona la ladi weysay oo markaa keentay aarsi ama ciilbax iyo waaceensi. Taasa waxay Araar u tahay… Read more
Faallo: Shir Beeleed xaqa ma sheego, fadwada culimadu, se waa ifttin!
Diinta islaamku waa nolol raaxo leh, aadmigana waxeey u horseedaa nabad, barwaaqo, kalsooni, caddaalad iyo horumar, waa hadii lagu dhaqmo oo si sax ahna loo qaato. Hadaan nahay umadda Soomaaliyeed… Read more
Madaxweyne Marka maxay halaysay?
Marka hore waxaan Salaamayaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Somaaliya Mudane DR Xassan Sheekh Maxamuud” & Umadda Somaaliyeed Meel walbo oo ay joogaan , waan idin wada salaamay,ASCW/W Mudane Madaxweyne Waxaan jeclaan… Read more
Faallo: Iskumilanka Madaxtooyada iyo Barlamanka waa lug & luqun isi suran
Sharciyadii Talyaaniga ayaa Soomaaliya loo soo minguuriyey markii ay xoriyada ka qaadatay 1960, waxaana ka dhashay dhaqangelinta xeerarkaas in la qaato qaabdhismeedka baarlamaanka Talyaaniga iyo kan madaxtooyada. Nidaamkaas cusub wuxuu… Read more
FAALLO: CANAAN QARAN
Dowladnimo dhab ah ka dib, waxaan filaynay in amaanka iyo kala danbeynta si deg deg ah wax looga qabanayo, waxeyse noqotay hungo maran oo weli dilkii iyo qaraxyadii ayaa sidoodii… Read more
KASHIFAAD: Norway: Istaacmaarka cusub “New Colonialism” ee Somalia
Dalalka Scandinavia oo ay Dowlada Norway kamid tahay ayaa Dadka Afrikaanka ah iyo guud ahaan Aduunka Sadexaad waxey u heysteen kuwo Qunyarsocod ah oo Siyaasaddoodu aysan ku saleysneen “Imperialism”. Laakiin… Read more
Billowgii Xarakada Al-Shabaab ee Gobollada Waqooyi & Fiditaankeedii
Waxaan halkan akhristayaalka ugu soo gudbinayaa Qoraal ama Maqaal ka hadlaya bilowgii ama aasaaskii Xarakadda Alshabaab ee Goboladda Waqooyi ee Soomaali la odhan jirey haddana la baxay Somaliland iyo raadka… Read more












