Ra'yiga Subscribe to Ra'yiga
Shirkii London: Timirtii Horeba Dab loo Waa !! W/Q: Amiin Khasaaro
“….. waxaa Dalka Belgium lagu qabtey Xiligii uu Madaxweynaha ahaa Shiikh Shariif, Shir Soomaaliya Qaaraan loogu ururinayey oo lagu Yabooho lacag gaareysa 260 Milyan oo Doolar. Shiikh Shariif oo wax… Read more
Waa su’aal da’weyne: Dalka yaa iska leh? (Qormo xog badan taabaneysa)
Waxaa nasiib daro ah in Xadka Badda Soomaaliya oo 1972 lagu qeexay QAANUUNKA LAB. 37 oo ay gacanta ku hayso JQM laga daadhiciyo MADAXDA DAWLADDA ugu sareysa sida MADAXWEYNAHA iyo… Read more
FAALKII SHIIKHUL KULLI (Felegow run sheeg – Fooxow run sheeg – Faalow run sheeg) (W/Q: Abdulkadir Aroma)
Cali iyo cambaro ayaa labaatan jir isku guursaday waxaa jirkooda ku duxay caashaq dhiigga iyo dhuuxa ku milmay. Waxay noqdeen qoys maal adduun, mood iyo noolba Alle ku galladay, waxaa… Read more
Xal ha loo helo fatahaadda ficileysan! (Fatahaadda sheegashada)
Dalku waa wada madaxweyneyaal iyaga keligood is caleema saaray!. Dalku waa wada dowlad goboleed dustuur iyo calan goonni ah leh!. Dalku waa wada dekedo iyo garoomo diyaaradeed caalami lagu sheego!. Dalku… Read more
Shirka London: DIYADA ka hor DUUG baa la dhiibaa! “FAALLO”
Sidii madaxdan cusub [Guddoomiye Jawaari iyo Madaxweyne Xasan Ra’iisal Wasaare Saacid] loo caleema saaray, ayaa waxaa soo badanaya erayada ammaan la moodka ah, ee loo jeedinayo, balse, quus iyo qiyaas… Read more
Xog & Gorfeyn: 3-da arrin ee Ethiopia iyo DF ay dartood isku khilaafeen
Is faham la’aan iyo shaki soo kala dhexgalay dowlada federaalka Soomaaliya iyo Itoobiya Hordhac: Ciidamada dalka Itoobiya ayaa waxaa ay qayb weyn ka qaateen dagaalkii lala galay xarakada Al-shabaab ee… Read more
MUQDISHO iyo xayiraad danyartii u dhameysey !! (Warbixin xiiso leh)
Muqdisho oo aan dhihi karo waxaa ku Nool ilaa Saddex Milyan oo qof ayaa waxay ku soo Waabariisatey wax lagu Tilmaami karo Bandow , waxaana istaagey Isku Socodkii Gaadiidka oo… Read more
Siyaasiyiin isa-soo cayaar fahmay oo ku qul qulaya Kismaayo & cayaar final ah oo loo ballansan yahay
Waxaan soo xasuustay waagii hore iyo kooxahii Zeria A-da ahaa ee kubadda cagtana ciyaari jiray ee ka dhisnaa Muqdishoo.Marka ay kooxahaas soo gaaraan ciyaaraha finalka ah, waxaa lagu xareen jiray… Read more
FAALLO: Lax weyd ah…!.
Laxda weyda ah ma rabee wanka buuran ii keena, waa cinwaan aad ka dareemi kareyso farriin cabasha ah oo ku wajahan qof kasta amaba muwaadin kasta oo Soomaaliyeed oo wax… Read more
Faallo: Madax iyo Majo isku maran!
“Yaa miyir qaboo Maas “Amaah” la weydiiyaa?!” ayaa murti leedahay. Hubaal in MAANKU yahay hagaha XUBNAHA Jirka, MIYIRKUNA yahay halbeegga maanku wax ku hago. Macnaha “MIYIR lahaa MAAN leh!” Balse,… Read more












