Ra'yiga Subscribe to Ra'yiga
Federalka Somalia: Dawo halis ah oo gacanta lo geliyey Aabbe mas’uul ah
Federalka Soomaaliya Dastuurkeeda lagu dhigey waan garaneynaa duruuftuu ku yimid iyo sida lagu keeney. Ma aheyn arrin si sax ah oo bulshadu ku wada qanacsantahey oo afti loo qaadey ku… Read more
FAALLO: Madaxda Somalia iyo shanta beenood ee caadada u ah
Madaxda Somalia iyo dadka u dooda waxa lagu magaacabo “midnimo” waa dad ka ilaasha ummadooda runta markastana ku maaweeliya been lagu qoslo. Shanta [5] beenood ee ugu waaweyn uguna daran… Read more
I xir ama i dil, wallaahi ma aamusayo!
Ma aha wax ku cusub dhegaha shacabka Soomaaliyeed in saxafi lagu dilo ama lagu dhaawaco gudaha dalka Soomaaliya, iyadoo qorshaha laga leeyahay dilka wariyeyaashuna ay tahay caburin iyo in la… Read more
AQOONSIGII ABOOR BAA CUNAY
Bartamihii bisha Jannaayo waxaa magaala madaxda dalka Mareykanka booqasho aanan ulajeedeeda sare ee siyaasadeed hore loo shaacin ku tagay Madaxweynaha dalka Soomaaliya, Mudane Hassan Shiekh Mohamud. Qaar ka mida dadka… Read more
Dammul Jadiid iyo ididillo hor leh !
Waxaa Maalin waliba si naxariis darro ku dheehan tahay u kordhayo dhibaatada Soomaalida haysato, Dagaal joogta ah, Xabbadaha Al-shabaab, Gantaalka Amisom, Abaaraha daba dheeraaday iyo dalaggii beeraha oo yaraaday waxay… Read more
XOG-WARRAN: Gobollada Dhexe: maxaa Guddoon la’aan dhigay?!
Horta Gobollada Dhexe waa meeqa? Ma saddax gobolbaa mise waa labo? Micnaha ma HIIRAAN, GALGUDUUD iyo MUDUG baa, mise waa: MUDUG iyo GALDUDUUD oo kali ah? Aqriste, jawaabta aan kuu… Read more
Somalia maxaa yaal oo la mucaaradi
Shacabka Somaaliyeed, waxaa soo maray, sanado xambaarsanaay masiibooyin, uuna ku waayay dad iyo duunyaba. Waayahaa adkaa ee soo maray, waxaaa ay kala bareen nacab iyo nasteex, waxaa la soo wada… Read more
HOWSHU WELI MA SAHLANA !!!!
Waxaa beryahan danbe aad u soo baxayay shakiga iyo walaaca ay dadka qaarkod amase aan dhehee mukawinaadka shacabka Soomaaliyeed qaarkiis ka kooban yahay ay ka qabaan habka Madaxwayne Xassan Sh.Maxamuud… Read more
XOG iyo GORFEYN: Ma Xassan bilaa mise waa Xassan Gurguurte?
Laga soo bilaabo Bishii SEP 11, 2012, maalintaas oo ku beegnayd maalintii uu Mudane Xassan Sheekh Mohmaud (Xassan Bile) ku guulaystay qabashada hogaanka dalka, taasi oo ku timid doorasho xora… Read more
Doodii Faraha & Gar-naqii Dawacada
Beri ayaa waxaa isku carooday farihii gacanta ku wada yaallay. Oo is colaadiyay. Is xasday. Waxna isku quuri waayay. Mid walbana dulan iyo duris ayuu dood ka dhigtay. Suulka: “Aniga… Read more












