Ra'yiga Subscribe to Ra'yiga
Qadiyada gooni-isu-taaga Somaliland & caqabadaha dhabta ah ee horyaalla
Soomaaliya Soomaali Baa Leh Midkii Kala Saar Lahoow Midkii Kala Sooc wadoow Midkii Si Xun U Fekeroow Sareeda Hadeey Ku Waarto Hadii Silac Iyo Dhib Gaaro Samaanteed Iyo Xumaanteed Soomaliya… Read more
MADAXWEYNE: MAANDEEQ MAALIN LAGUMA MAALO! (Faallo xasaas iah)
MAANDEEQ Soomaalidu waxay ula baxdaa Dumarka, Xoolaha iyo wax walba oo ay aad ujecel yihiin, agtoodana qaali ah, oo uu ugu horreeyo Geelu. Eragu wuxuu iska saaran yahay labada eray… Read more
WARBIXIN: Soogalootiga oo Muqdisho u rogay Jaamacadda Napoli
Kooxo hubaysan oo ku labbisan dharka ciidammada dowladda ayaa maalintii 15.5.2013, weeraar ku qaaday xarunta shirkadda xawaaladda Dahabshiil ee ku taalo suuqa Bakaaraha ee Muqdisho si ay halkaasi dhac uga… Read more
MUQDISHO XAGEE U SOCATAA ??
Waxaa xaqiiq ah in caasimada Somalia ee Muqdisho xiligaani aay u baahan tahay in laga hadlo halka aay u socoto iyo meesha aay ka timid 22 sanno ka dib,Muqdisho oo… Read more
Yuusuf Garaad oo faallo cajiib ah ka qoray xaalka murugsan ee Kismaayo
Ma ahan in dhiig dambe ku daato Kismaayo! Inqaasta Yusuf-Garaad Qoraalada Yusuf kala soco http://yusuf-garaad.blogspot.com/ Shalay ayaa la shaaciyay in shirkii ka socday Kismaayo uu xilka Madaxwynaha Jubbaland u doortay Axmed Maxamed Islaan…. Read more
15 MAY WAA DHAXAL AWOOWE!!
Halgan kasta oo gumeysi diid ah rag baa u geeriyooda, dumar badan baa asaay u qaada, carruur badan baana u ogaamowda, , ugu danbeystase waa la gaaraa himilada yoolka xorriyadeed ee… Read more
AMNI SUGID MISE UMMAD SILCIN!!??
Dhoorkii sitimaan ee ugu danbeeyay magaallada Muqdisho waxa ay ku sugneyd xaallad aan hore loogu baran oo ka duwan tii caadiga aheyd ee ay ummadda isku dhex socon jireen, xaallada… Read more
Bannaan bax, Baraare bax mise Baas Abuur? (Beel caadifad qabiil waashay)
Dadka Calooshi la ciyaar iyo ciil kama koraa ugu daran, ee ah maangaab aan war u hayn wixii la soo maray [SOOYAAL], waxa jooga [SAAKA] iyo iman doona [SIIYAALKA]. Tan… Read more
Dawladnimo yaa geya, caddaaladna fali kara, ma M/weyne Xasan mise….?
Shir ay isugu yimaadeen qaar ka tirsan bulshaweynta Soomaaliyeed ee deggen magaalada London dulucdiisuna aheyd soo dhaweynta G/Sare Cali Shiikh Siciid Mire (Jacjac) iyo siduu xog uga siin lahaa Soomaalida… Read more
XOG iyo GORFEYN: Godane oo aaday halkii laga filayay meel aan ahayn
Hoggaamiyaha al-Shabaab oo fariintiisi ugu dambeeysay ee maqalka ahayd ka war-wareegay in uu uga hadlo dhalleecaynta loo soo jeediyay Markii uu soo baxay hadalka ah in hoggaamiyaha al-Shabaab Axmed Cabdi… Read more












