List/Grid

Layaabka Dunida Subscribe to Layaabka Dunida

nasiib

Daawo: Alla Nasiib Badanaa Dadkaan.

Qof aan tiisa gelin ma dhinto waxaan maanta daawaday muuqala aan aad uga naxay marna aan ku cibro qaatay kaas oo ah Shilal halis ah oo dad ka badbaaday oo… Read more »

Indan magic

Daawo Video: Wiil yar oo caalamka ka yaabiyay adna kaa yaabin doona!

Adduunka intaad ku nooshahay maalin kasta wax kaa yaabiya ayaad arkeysaa. Arrintan waa ay ka yaabisay Caasimada Online ee adinkuna nala yaaba. Waa wiil yar oo u dhashay dalka India,… Read more »

shoe shop

Daawo Video qosol badan: In sidaan wax loo biiyana way inoo dhinneyd!!

Adduunka inta aad joogto wax walba iska sug, mar unbaad arki doontaa. Haddii dadka qaar ay ku dhib qabaan inay shaqeeyaan, koox meeshan ah waxa ayba shaqadii oo idil ka… Read more »

stock-vector-funny-new-year-s-eve-greeting-card-108103145

Daawo Video: Dadka dunida oo Yaab aan horey loo arag sameynaya 2013

Maalin kasta wax cusub ayaad ku arkeysaa adduunka, dadkuna waxa ay sameynayaan waxyaabo yaab leh oo aan horey loo arag ama ay adkeyd in xitaa la sameeyo markii hore. Video-gan… Read more »

saudi

Dhacdo la yaab iyo amakaag leh oo lagu arkey waddanka Sacuudiga

Haddii ay aad Maqli jirtey Dad Soomaali ah baa Madaxfurasho loogu Haystaa Liibiya, Koonfur Afrika , Yaman, Koofurta Suudaan, Kenya , Musaambiik, Tansaaniya, Angola, Zaambiya iyo Wadamo kale , waxayna… Read more »

quran

MUCJISO: Guri iyo dadkii ku noolaa oo gubtay iyo Kitaab Qur’aan ah oo bad-baaday (Aqri faah faahin)

Alle ayaa Quraankiisa noogu sheegay inuu koryeelaayo ama uu xafidaayo Quraankiisa, Waxa ay ahayd Maalin Talaado ah waxaa mar Qura Gubtay Guri ku yaala Dalka Ciraaq oo ay ku sugnaayen Ehelkii… Read more »

timo mucjiso ah

Mucjiso: Daawo Video: Timahaagu ma lee yihiin awood intan la eg?

Aadanaha illaahay isku mid kama uusan dhigin oo waaa jira dad la siiyay heybad iyo  awood  gaar ah oo dadka kale aysan heysan. Muuqaal video-gan wuu idinka yaabin doonaa. Nin… Read more »

tv yaab

Daawo Vide: Wariye sameeyay arrin la yaab leh Xili uu TV-ga Live ka ahaa

Wariye arin la yaab leh ka sameeyay Tv live ah kadib markii uu si kadis ah uu guur ugu soo bandhigay gabar u jeclaa oo Barnaamij kala qeyb galeeysay oo… Read more »

DEEQ

Daawo Video-gan: “Diiq la rabo in la qalo oo ku dhawaqaaya magaca Allah”

Mucjisada Alle waxaa ka mid ah. “Diiq La rabo in la qalo oo ku dhawaaqaya Magaca Alle” Subxaanallah alle wax kasta wuu awoodaa wax kastana waa qadarta alle ee nala… Read more »

kar

Video: Sidan ma sameyn laheyd hadii aad kala garan weydo Ilmahaada:

Aqristoow Soomaali waxeey tiraahdaa Nin Aduunyo joogoow maxaa aragti kuu laaban tana ma inoo dhineyd ee nala arag Aqristoow. Muqaalkani waa Reer Ilmahooda kala garan wayay oo Nambaro ku kala… Read more »

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.