Layaabka Dunida Subscribe to Layaabka Dunida
Daawo Video: Adaa yaabi Doonee. “Dhacdo tii ugu Qosolka Badneeyd”
Muuqaalka Maanta waa mid ku saabsan Arimaha Qoyska kaa soo wax badan idiin ifin doono marka aa daawataan Video-gaan aan idiin soo xulnay oo ka hadlaya in jaceylka uu yahay… Read more
Daawo Video: Gabar Dooneeysay in ay Gubto Xijaab oo ayada Gubatay.
Gabadho si kibir ah u doonayay in ay gubaan Xijaab ayaa mid ka mid ah oo gaaska ku shubeysay Xijaabka ayaa waxaa qabsaday Dabkii ay doonayeen in ay ku gubaan… Read more
Daawo Video: Apartment ku yalla New York oo caalamku ka qeyliyay
Dadka waxa ay yiraahdaan Mareykanka wax walba waa nooc kale,oo caalamka waa ay kaga duwan yihiin. Haddaba tanina waxa ay ka mid tahay layaabyada dalka Mareykanka. Apartment ku yaalla magaalada… Read more
Daawo Video: Aroos cusub oo dunida ka yaabsaday. “Maxuu Sameeyay?”
Muuqaalka Maanta aan idiin soo xuleeyno waa Muuqaal Caalamka ka yaabsaday Kadib Nin Aroos Cusub oo ku waashay Qosol kadib markii la aamusin waayay. Hadaba Aqristoow Muuqaalkaan sababta aan idiin… Read more
Daawo Video Qosol Badan. “Qiyaano Nuucaan oo kale Weli ma Aragtay”
Daawo Video Qosol badan oo aan idiin soo xulnay kaas oo ah Nin ku dhacay siriq qatar ah oo ay u dhigtay Xaaskiisa asagoo hurdaya, Markii uu soo kacay maxaa… Read more
Daawo Video: Sida Sacuudiyaanka u dulleystaan muslimiinta kale
Muuqaalka Maanta aan idiin soo gudbineyno waa Arin aad looga xumaado marka aa daawato. Waa Askari Sacuudiyaan ah oo si xun ula dhaqmayo Muwaadin u dhashay Wadanka Bangaladesh oo muslim… Read more
Daawo Video: Ukun dad badan ka yaabisay adna ka yaabin doonta.
Intaad dunida nooshahay wax kasta iska filo maalin un baad arkeysaa. Maanta waxaan idin soo gudbineynaa video yaab badan oo ka yaabiyay dad badan. Nin ayaa waxa uu isku dayay… Read more
Daawo: Alla Nasiib Badanaa Dadkaan.
Qof aan tiisa gelin ma dhinto waxaan maanta daawaday muuqala aan aad uga naxay marna aan ku cibro qaatay kaas oo ah Shilal halis ah oo dad ka badbaaday oo… Read more
Daawo Video: Wiil yar oo caalamka ka yaabiyay adna kaa yaabin doona!
Adduunka intaad ku nooshahay maalin kasta wax kaa yaabiya ayaad arkeysaa. Arrintan waa ay ka yaabisay Caasimada Online ee adinkuna nala yaaba. Waa wiil yar oo u dhashay dalka India,… Read more
Daawo Video qosol badan: In sidaan wax loo biiyana way inoo dhinneyd!!
Adduunka inta aad joogto wax walba iska sug, mar unbaad arki doontaa. Haddii dadka qaar ay ku dhib qabaan inay shaqeeyaan, koox meeshan ah waxa ayba shaqadii oo idil ka… Read more












