List/Grid

Layaabka Dunida Subscribe to Layaabka Dunida

suicide

Maxaad ka taqaan magaalada loo dhimashada tago?

Aqristow inbadan ayaad maqashay magaalooyinka loo dalxiiska tago sida sharmalshiikh, Miami iyo Bahamas, laakiin wali maqashay magaalo loodhimasha tago. Sida ay qortay Jariirada The sun waxaa tuulo lagumagacaabo Pfaffikon oo… Read more »

dhacd

Daawo Video: “Hadii Sidaan laguugu Sameeyo Maxaa Sameeyn Laheyd”

Muuqaalkii ugu Qosolka badnaa oo aan idiin soo xulnay kaas oo ah mid marka aa daawato marna aad qosli doontid marna aad Xanaaqi Doontid marka aad si fiican u daawato… Read more »

gaari

Daawo Video: Waxa dhacaya marka aad SMS qorto adoo baabur wada

Muqaalka Maanta waa mid ku tusinaya Dhibaatada ay ka dhalan karta marka la wado gawaarida in la qoro SMS iyo in lagu ciyaaro Mobilka. Hadaba Aqristoow Ogoow Naftaada adigaa gacantaada… Read more »

Isbitalka Zoquipan ee gabadhu ku umushay

Daawo Video: Dhacdo qabsatay gabar 9 jir ah oo caalamka ka yaabisay

Adduunyada oo idil ayaa la yaaban arrin ka dhacday dalka Mexico, halkaasi oo gabar yar ay Uur ku qaaday, ayada oo 8 jir ah, sanadii tagtay. Gabadhaasi oo magaceeda lagu… Read more »

cunug yar

Daawo Video: Xusuuso, sidan oo kale ma kugu dhacday markii aad yareyd?

Dib u xusuuso mrkii aad yareyd, adiga oo hooyo hilib usoo gaday Dafo inta dusha sare kaaga timid ma ka xoogtay, oo adoo gacan maran ma laabatay, ama bisad jidka… Read more »

sacuudi

Daawo Video-gaan: “Sidaan Ma Horumar baa Mise Waa Dabaalnimo”

Muuqaalka maanta aan idiin soo gudbineeyno waa mid aan la yaabnay oo aan ka soo dhex xulanay Aalada Muuqaalada lagu keyd sado ee Youtube-ka kaas oo ah Muuqaal yaab leh… Read more »

jail

Rag codsaday in dib loogu celiyo xabsi laga sii daayay (Sabab yaab leh)

MADRID – Laba qof oo u dhashay dalka Turkiga, kuwaasi oo bilaabay inay ka dawarsadaan waddooyinka magaalada Madrid ee caasimadda Dalka Spain, kadib markii xabsi laga soo daayay, ayaa iminka… Read more »

LACAG

Daawo Video: Adaa yaabi Doonee. “Dhacdo tii ugu Qosolka Badneeyd”

Muuqaalka Maanta waa mid ku saabsan Arimaha Qoyska kaa soo wax badan idiin ifin doono marka aa daawataan Video-gaan aan idiin soo xulnay oo ka hadlaya in jaceylka uu yahay… Read more »

gabadh

Daawo Video: Gabar Dooneeysay in ay Gubto Xijaab oo ayada Gubatay.

Gabadho si kibir ah u doonayay in ay gubaan Xijaab ayaa mid ka mid ah oo gaaska ku shubeysay Xijaabka ayaa waxaa qabsaday Dabkii ay doonayeen in ay ku gubaan… Read more »

aprtment

Daawo Video: Apartment ku yalla New York oo caalamku ka qeyliyay

Dadka waxa ay yiraahdaan Mareykanka wax walba waa nooc kale,oo caalamka waa ay kaga duwan yihiin. Haddaba tanina waxa ay ka mid tahay layaabyada dalka Mareykanka. Apartment ku yaalla magaalada… Read more »

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.