List/Grid

Layaabka Dunida Subscribe to Layaabka Dunida

yaab

Daawo Video: Weli sidaan ma kugu dhacday adigoo diyaarad dulsaaran?.

Caasimada Online:  Soomaalidu waxeey tiraahdaa wax kasta aduunka waa la arkaa waxaan ula jeedaa Muuqaal cajiib ah oo aan ku soo dhex arkay aalada muuqaalka ee Youtube-ka ayaan jacelahay in… Read more »

BB

Daawo Video: Hadii sidaan ay kugu dhacdo, maxaad sameeyn laheyd?

CAASIMADA ONLINE: Muuqaalka Maanta waa muuqaal wax badan ku tusinaya marna kaa qoslinaya kawaran hadii Libaax kaa soo hor baxo maxaa sameyneysaa akhristoow. Hadaba Saddex Ragg oo libaax ka soo hor… Read more »

dow

Daawo Video: Nidaamka Dowladeed ee ka Biloowday Dalkeena Hooyo…

Muuqaalka Maanta aan idiin soo gudbineeyno waa mid qeyb ka ah Barnaamijkeena Dhiira Gelinta iyo soo tabinta Bilicda & Nabada dalkeena Somalia ka hana qaaday Sanadkaan 2013. Hadaba Aqristoow maalinba… Read more »

dr

Daawo: Sheekh caan ah oo muddo 20 daqiiqo isagoo nool qabri isku aasay

Muuqaalka Maanta aan idin soo gudbineeyna Waa muuqaal ka sheekeeynaya Sheekh caan ah oo Aduunka ka doortay in muddo 20 Daqiiqo ah uu iska qariyo asagoo codsaday in Qabriga lagu… Read more »

boy 2

Wiil 8 jir ah oo guursaday haweeney 61 jir ah (Arag Sawirrada)

Wiil cayaal iskuul ah oo jira kaliya 8 sano ayaa guursaday haweeney 61 jir ah Sanele Masilela, ayaa marti gaareysa 100 qof hortooda ku mehersaday hooyada shanta caruur heysata ee… Read more »

horu

Daawo Muuqaal Lagu Farxo oo laga diyaariyay Wadankeena Somalia.

Muuqaalka Maanta aan idiin soo gudbineeyno waa mid ku tusinaya Horumarka dhinaca Duulimaadka ah ee ka biloowday Wadankeena Somalia ayadoo aad ka heli karto Duulimaad dhan walba ah Gudaha ama… Read more »

daaw

Daawo: Muqdisho iyo xaalka maanta

Muuqaalka Maanta Waa mid laga soo dubay magaalada Muqdisho Maalmo ka hor waxuu ku tusinaa Quruxda iyo Nidaamka Nabad Galyo ee ka jira Magaalada Caasimadda ah ee Muqidsho. Hadaba Aqristoow… Read more »

mmuq

Daawo Video: Muuqaal Cusub oo laga Diyaariyay bilicda Muqdisho.

Muuqaalka maanta aan idiin soo gudbineeyno waa Muuqaal ku tusinaya Nabadda & Amniga ka jira Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waa Muuqaal Film Dukumeentari ah oo ay soo diyaariyeen Dhalinyaro… Read more »

muq

Daawo: Horumarka & Dhismooyinka ka socoda Magaalada Muqdisho.

Muuqaalka maanta aan idiin soo gudbineeyno Aqritoow waa mid ku tusinaayo kuna dhiira gelinaayo adigu in aad dalkaada dib ugu laabato oo aad ka qeyb qaadato Horumarka dhanka nabadda iyo… Read more »

MUQD

Daawo Muuqaalkii Ugu Dambeeyay ee laga soo Duubay Magalada Muqdisho.

Muuqaalka Maanta waa mid marka aa daawato ay indhahaadu in badan ku raaxeysanayaan waa Muuqaalka Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waa Caasimadii Dalka oo dhismo & Horumar xoogan ka soconaya… Read more »

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.