List/Grid

Layaabka Dunida Subscribe to Layaabka Dunida

kaluun

Daawo: Shaqada nuucaan waa hore ayaa ugu Dambeeysay Muqdisho..

Caasimada Online: Muuqaalka Maanta waa mid lagu farxo kaas oo ah in arin ugu dambeeysay Dalka 22 sao ka hor Magaalada Muqdisho taas oo ah kaluumeeysato xoog maal ah oo xoogooda… Read more »

naag xun

Daawo: Gabar Somali ah oo u gaftay Diinta, Dhaqanka iyo Sharafta

Muuqaalka maanta aan idiin soo gudbineeyno Aqristoow waa mid aan la yaabay kaas oo ah Gabar Soomaaliyeed oo ka soo carartay Ninkeeda kadib markii Gabar da’deedu tahay 16 jir laga… Read more »

KIBA

Daawo: Madaxweynihi hore ee Kenya oo ku hor ceeboobay Boqolaal Qof!

Muuqaalka Maanta waa mid kaa qoslin doono marka aa daawato kaas oo ah Madaxweynihii hore ee Wadanka Kenya oo Malaayiin Qof hortooda ku ceeboobay kadib markii uu surwaalka ka dhacay… Read more »

muq

Daawo Muuqaal Cusub oo laga soo duubay Muqdisho. “New Muqdisho”

JIMCO WANAAGSAN: Muuqaalka Maanta waa mid lagu farxo marka aa daawato waana Muuqaal Cusub ama Dukumeenti cusub oo laga sameyay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Muqdisho Magaalo wax kasta oo… Read more »

SAWIRR

Daawo: Sawir Qaade Naftiisa helis u galiyay si uu Sawir uga Qaado…

Aqristoow Muuqaalka Maanta waa mid la yaab leh oo marka aa daawato aad la yaabi doonto kaas oo ah Sawir Qaade Naftiisa halis u galiyay in uu Sawir ka qaado… Read more »

muslim

Daawo Video: Alle ka cabsi dartiis sidaan ma u sameyn laheyd…

Muuqaalka Maanta waa mid ku tusinaya ruux uu alle hanuunka la doono in uu yahay qof aaminsan in uu allaah jiro uuna yahay qofkaas qof iimaan buuxa leh. Nin u… Read more »

mooq

Daawo Video: Magaalada Muqdisho & Dhismooyinka Cusub ee ka Hirgalayo.

Muuqaalka Maanta waa mid ka mid ah Muuqaaladii aan Shacabka Soomaaliyeed ee Qurba Joogta aan ku dhiira gelineynay kaas oo ah ka qeyb qaadashada dib u dhiska Dalka & ka… Read more »

caas

Daawo Video: Rumeeyso ama ha Rumeeysan Jinni Qof badbaadinaya.

Muuqaalka Maanta waa mid kaa yaabinaya waa hadii aad daawato kaas oo ah Sheeko Qiyaali ah oo aan weligeed lamaqal oo aan la arag  taas oo ah Jinni qof nool… Read more »

obama

Daawo Video: Xaaska Madaxweyne Obama oo Caalamka ka Yaabisay.

CAASIMADA ONLINE: Muuqaalka maanta waa mid ka qoslinaayo kaas oo ah Haweeneeyda uu qabo Madaxweynaha Wadanka Mareykanka Obama oo lagu magacaabo Michelle Obama oo ka yaabsatay Dadweyne badan oo daawanayay Show… Read more »

sanjay dutt

Actor Sanjay Dutt-ka India oo ay dib ugu billaabaneyso nololshii xabsiga!

Maxkamadda sare ee dalka India, ayaa xukuntay in Actor-ka Bollywood ee Sanjay Dutt ay qasab tahay inuu ku laabto xabsiga, sababo la xiriira xiriirkii uu la lahaa qaraxyadii 1993-kii ka… Read more »

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.