Layaabka Dunida Subscribe to Layaabka Dunida
Daawo Video-gaan: Waa Arin Mucjiso ah oo Caalamka ka Yaabisay.
Caasimada Online: Muuqaalka maanta waa mid ku tusinaya Mucjisooyinka allaah uu dadka tusinaya waxaan maanta ku soo dhex arkay Aalqada Muuqaalka ee Youtube-ka kaas oo ah Malaay sida roobka oo… Read more
Daawo: Xeebta Liido & Baashaalka Shacabka Muqdisho ee Jimcaha..
Caasimada Online: Jimco Wanaagsan Muuqaalka Maanta waa mid dhiiro gelin ah oo aan ugu tala galnay Shacabka Soomaaliyeed ee Qurbaha jooga in ay arkaan Nabadda & Amaanka ka jira Caasimada Dalkooda… Read more
Daawo Video: Shaqooyin iyo nolol loo abuuray shacab Soomaaliyeed
Caasimada Online: Muuqaalka Maanta waa mid lagu farxo oo ku tusinaya arimo aad loogu farxo oo ah in Hey’dda UNDP ay qaaday talaabo wanaagsan oo ah in ay Shacabka Soomaaliyeed… Read more
Daawo Video: Dal ku yaalla qaaradda Africa oo laga mamnuucay dhuusada
Iska joog adduunkan, adigaa mar walba arki doono’e wax si un kaaga yaabiya. Arrinta la yaabka leh ee aan maanta idin soo gudbineyno waxa ay tahay in dalka Malawi ee… Read more
Daawo: Muuqaal lagu farxo qof walba oo Muslim ahna uu la ilmeeyn doono.
Caasimada Online: Muuqaalka maanta waa mid lagu farxo kaas oo ah Naag gaalo oo la ilmeyneysa aadaanka masaajidada oo hal mar isla dhacaya ayadoo indhaheeda ay ka daadanayaan Ilmada masha… Read more
Video: Sh. Aadan Siiro “Xitaa 30 Sano kadib Xamar nabad noqon meyso”
Muuqaalka Maanta waa mid naxdin iyo amakaag leh kaas oo ah Sheekh Caan ah oo reer Somaliland ah oo Muxaadaro ku cabiraya arimo laga naxo kuwaas oo ah in 30… Read more
Daawo: Haweenka Qurbaha ka yimid & Baashaalka Magaalada Muqdisho.
Muuqaalka Maanta aan idiin soo gudbineeyno waa mid lagu farxo kaas oo ah Haweenka Qurbaha ka yimaada ee Dalkooda dib ugu soo laabanaya oo si raaxo leh wadankooda ugu raaxeeysanayo… Read more
Daawo Video: Muuqaalka Maanta & Magaalada Caasimada ee Muqdisho
Jimco Wanaagsan Aqristayaasheena Sharaf leh Muuqaalka maanta waa mid indhaha u roon oo laga soo duubay Magaalada Muqdisho kaas oo ku tusinaya bilicda iyo quruxda Magaalada Caasimadeena ee Muqdisho. Hadaba… Read more
Daawo: Muuqaal indhaha u roon oo laga soo dubay Garonka Aadan Adde.
Muuqaalka Maanta waa mid indhaha qof walbo oo Muwaadin Soomaaliyeed u roon kaas oo ah mid lagu farxo oo laga soo duubay Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Adde Arirport ee… Read more
Daawo: Shaqada nuucaan waa hore ayaa ugu Dambeeysay Muqdisho..
Caasimada Online: Muuqaalka Maanta waa mid lagu farxo kaas oo ah in arin ugu dambeeysay Dalka 22 sao ka hor Magaalada Muqdisho taas oo ah kaluumeeysato xoog maal ah oo xoogooda… Read more












