List/Grid

Layaabka Dunida Subscribe to Layaabka Dunida

xusuusss

Daawo: Shalay & Maanta Maxaa iska badalay Magaalada Muqdisho.

Caasimada Online:  Muuqaalka Maanta waa mid ka mid ah Muuqaaladii dhanka Dhiira gelinta Nabadda iyo Horumarka ka jira Dalka waana qeyb ka mid ah muuqaaladii aan ka soo tabineynay Magaalada… Read more »

muq

Daawo Video: Is-beddelka Muqdisho iyo xaaladda Isku Socodka Magaalada

Caasimada Online: Waxaa maalinba maalinta ka dambeysa soo hagaagaya xaalada Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waxaana soo ifaya Amaankii Bariisamaadka ay laheyd Magaalada Muqdisho. Labadii sano ee u dambeeyay ayay magaaladu… Read more »

aabbee

Daawo Video: Layaab: Aabahaa sidan oo kale ma yeeli lahayd?

Caasimada Online:  Muuqaalka Maanta waa mid qosol badan leh oo marka ka ayaabina marna kaa qoslinaya waa Wiil Dhalin yara ah oo Aabihiis u dagay qorsho aan caadi aheyn… HALKAAN… Read more »

aross

Daawo Video qosol leh: Aroos cusub oo cayaar cajiib ah la yimid

Caasimada Online: Muuqaalka Maanta waa mid cajiib ah oo in badan oo idin ka mid ah ka qoslin doona,waana aroos cusub oo soo bdnhigay cayaar qosol leh, marna aad moodo… Read more »

somnor

Daawo Video: Dhibaatada Heysata Hooyooyinka Soomaalida Norway.

Caasimada Online: Muuqaalka Maanta waa mid ka mid ah Muuqaalada naxdinta leh oo ah Hooyooyin Soomaaliyeed oo ku mudaaharaaday Aqalka laga xukumo Wadanka Norway ayagoo ka cabanaya in Ilmahooda looga… Read more »

shiishaad

Daawo Video: Gabdho Soomaali ah oo dhaqan xumo cusub lasoo baxay

Caasimada Online: Muuqaalka Maanta waa mid laga naxo oo laga soo duubay magaalada Nairobi ee Wadanka Kenya waa Gabadho Soomaaliyeed oo xishoodkii ka tagay oo cabaya Shiishad aanan dhaqan & diin… Read more »

qurbaha

Daawo: Dhibaatada Taalo Qurbaha: “Haween Somali ah oo raadinaya…”

Caasimada Online:  Muuqaalka Maanta waa mid marka aa daawato aad ka xumaaneyso waa Muuqaal ku tusinaya Dhibaatada ay lee dahay Dal aanan dalkaada aheyn ileen Soomaalidaa horay u tiri. “Dal… Read more »

arosss

Daawo Video: Gabar Weriye ah oo xafladdii arooskeeda ka tagtay si ay..

Caasimada Online: Muuqaalka Maanta waa Muuqaal kaa yaabin doono marka aa daawato waa Gabar Wariye ah oo Xili lagu guda jiray Arooskeeda ka dooratay in ay tabiso Barnaamij live ka… Read more »

Bieber

Daawo: 5 Gabdhood oo u islaamay in ay daawadaan Justin Bieber darteed

TV-ga laga leeyahay dalka Norwey, ayaa sameeyay barnaamij, kaasoo ujeedadiisa aheyd in lagu ogaado in dhalinyarada Taageerayaasha Justin Bieber ay sameyn lahaayee waxwalbo oo ay ku heli kareen tiketka showga… Read more »

cocola

Daawo Video: Nin Chinees ah oo kashifay sirta cabitaanka Coca Cola.

Caasimada Online: Muuqaalka Maanta waa mid qosol badan oo kaa yaabin doono marka aa daawato kaas oo ah Nin Chines ah oo ka yaaboyay Caalamka kadib Fadeexad uu ku sameeyay… Read more »

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.