List/Grid

Layaabka Dunida Subscribe to Layaabka Dunida

MMMUQ

Daawo Video: Muuqaal Qurux Badan oo laga soo duubay M/Muqdisho.

Magaalada Muqdisho oo ah Caasimada Dalkeena Somalia Sanadihii ugu dambeeyay waxeey ka soo kabaneysay dhibaatadii gaartay 22-kii sano ee la soo dhaafay balse Sanadkaan 2013 waa sanadkii Nabadda iyo dib… Read more »

money

DAAWO Video cajiib ah: Tobanka (10) Waxyaabood ee ugu qaalisan dunida

Muqdisho (Caasimada Online) – Akhristayaasha sharafta leh ee Caasimada Online,  waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa 10 waxyaabood ee ugu qaalisan dunida aynu ku noolnahay…marka aynu saas leenahay waxayna… Read more »

shahrukh-khan-02

Daawo: Qoys Carbeed oo SHAHRUKH KHAN ku kireystay $20,000 saacaddii

Shahrukh Khan oo ah jilaa caan ah uu dhashay wadanka Hindiay kana tirsan shirkada filimada ee Bollywood ayaa lagu soo kireystay aduun lacageed oo aad u fara badan si uu… Read more »

salaan

Soomaali lacag badan ku helay gabar madaxdiisa ah oo uu salaami diidey

Kamuunka ama magaalada Trollhättan ee dalka Sweden, ayaa go’aamiyay in lacag gaareysa 30.000kr la siiyo nin Soomaali ah oo diiday in uu salaan ka qaado madaxa shaqada ee qeybta isdhexgalka…. Read more »

muqhe

Daawo: Muqdisho & Xiliga Habeenka.

Caasimada Online: Muuqaalka maanta waa mid qeybka ah Muuqaaladii dhanka Nabadda & Horumarka iyo dhiira gelinta Bulshada jaceyl Nabadda yaan ugu tala galnay in aad nala daawataan Muuqaalkani oo ah… Read more »

Duqa magaalada Toronto, Rob Ford, 43 jir

Soomaali fadeexeysay duq magaalo oo si fudud ku taajirtay (YAAB)

Toronto (Caasimada Online) - Muuqaal la tuhunsan yahay inuu muujinayo duqa magaalada Toronto ee dalka Canada oo cabaya xashiish ayay suurta gal tahay in goor dhow loo baahiyo dadweynaha. Wargeysyada Gawker… Read more »

subxaana

DAAWO: Gabar SOMALi ah arrin aad looga naxo ka hadleysa ‘Subxanallah’

Caasimada Online: Muuqaalka maanta waa mid aad looga naxo waa arin qof walba oo maqla ama daawada uu ka naxayo waa Gabar Soomaaliyeed oo ka sheekeyneysa fal inta badan dhaca… Read more »

SILIAC

Daawo: Sida arxan darada ah ee Soomaalida loogu galo Sacuudiga.

Caasimada Online: Muuqaalkeena maanta waa mid laga naxo ooaan jaceyl nahay in aan tusino Walaalaha Soomaaliyeed ee hamiga ku haya in ay u tahriibaan Wadanka Sacuudi Carabiya oo Silac iyo… Read more »

dhismo

Daawo: Horumarka dhan walba leh ee ka soconaya Magaalada Muqdisho.

Caasimada Online: Muuqaalka Maanta waa Video qurux badan oo la isku keen keenay wax yaabihii ugu fiicnaa ee Sanadkaan ka hir galay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Hadaba Aqristowo Magaalada… Read more »

TRIN

Daawo Video: Weli adiga oo arkaya ma qabsatay ilmahaaga xaaladdan?

Caasimada Online: Jimco Wanaagsan Muuqaalka maanta waa mid ka yaabiyay Caalamka kadib Hooyo cunugeeda uga tagtay Goobta Tariimada ay istaagaan ayadoo hadane si la yaab leh u soo bad baadsatay… Read more »

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.