Layaabka Dunida Subscribe to Layaabka Dunida
Daawo Video: Ilmahaaga yar ma hor dhigi lahayd Libaax raba inuu cuno?
Mararka qaar fara ka cayaarka, waxa uu gaaraa meel aan loo baahneyn. Qoysas Mareykan ah ayaa ilmahooda yar yar hor dhigaya Libaax, ayaga oo ay cayaar ka tahay, balse waxaa… Read more
99 jir Maxkamad loo soo taagay fal tuugnimo ah (Wax kasta filo)
BEIJING – 99 jir u dhashay dalka China, ayaa maxkamad lagu soo taagay magaalada caasimadda ah ee Beijing, ayada oo lagu eedeynayo inuu ka xaday 750,000 oo Yaun una dhiganta… Read more
Sawiro: 2-dii Haween ee caalamka ugu da’da weynaa oo mid ay geeryootay
Haweeney 105 jir ah ayaa geeryootay bishaan ka dib markii loo magacaabay iyada iyo walasheed Labada walaal ee ugu da’da weyn caalamka. Marjorie Ruddle ayaa dhimatay xilliga Feystada Kirishtaanka waxayna… Read more
Nin weyninka Malabowgiisa darteed loogu xannibay garoon diyaaradeed. ( Maxaa la mooday inuu qarinayo?)
Nin si aad ah loogu yaqaan weyninka xubuntiisa ragnimo ayaa lagu joojiyay meel dadka lagu baaro oo ka tirsan garoonka San Francisco International Airport ee gobolka California, dalka Mareykanka. Ninkaas… Read more
Maxkamad gaartay go’aan ku saleysan qurux kii ugu yaabka badnaa + Video
Nin madax ka ah goob shaqo, ma ka ceyrin karaa shaqada mid ka mid ah shaqaalihiisa, sababtoo ah isaga iyo xaaskiisa ayaa u arka inay halis ku tahay guurkooda? Jawaabta… Read more
Daawo Video: Filim laga sameeyay Soomaalida Qurbaha iyo Qaadka.te
Sida Caadiga ah Saaxiibada ku xiran Shabakada Caasimada.com waxaan marba idiin soo xulnaa Muuqaal aan is dhihi karno waad ka heleysaan kaas oo aan ka soo xigano Shabakadeena dhanka Muuqaalka… Read more
Nin Xaaskiisa Dilay, Dabadeedna Cunay Qayb Ka Mid Ah Jirkeeda
NYERI, KENYA(Caasimada Online) Warbixin uu qoray wargeyska The Stander ee ka soo baxa dalka Kenya, ayaa lagu sheegay nin reer Kenya ayaa dilay xaaskiisa, dabadeedna wuxuu cunay qeybo ka mid… Read more
Daawo Video: Taknooljiyad cusub oo ciidamada Mareykanka ka dhigeysa kuwa aan la arki karin.
Haddii sida hadda ay wax u socdaan ay usoo geba geboobaan, ciidamada Mareykanka waxa ay qorsheeyeen inaysan jirin doonin cid dagaal kaga soo horjeesata oo kaga adkaata. Milatariga Maryekanka, waxa… Read more
4 jir Bastoolad ku dilay 2 jir la dhashay
Wiil afar jir ah ayaa si lama filaan ah waxa uu toogasho ugu dilay walaalkii ka yaraa, galabnimada Arbacadii tagtay, xilli ay ku cayaarayeen qoriga aabahood, guri ku yaala magaalada… Read more
Sawirada Amin Arts ee “Isma lahayn” iyo Lix arrin oo qosol badan.
Farshaxamiistaha Soomaaliyeed ee caanka ah Amin Camir, ayaa soo saaray qeybihii labaad iyo saddexaad ee sawirradiisa taxanaha ee Isma Lahayn. Amin ayaa sawirradaas uga hadlaya waxyaabihii lama filaanka ahaa ee… Read more












