Caasimada Online | Isha Wararka Sugan » Layaabka Dunida

Soomaali lacag badan ku helay gabar madaxdiisa ah oo uu salaami diidey
Kamuunka ama magaalada Trollhättan ee dalka Sweden, ayaa go’aamiyay in lacag gaareysa 30.000kr la siiyo nin Soomaali ah oo diiday in uu salaan ka qaado madaxa shaqada ee qeybta isdhexgalka.

Ninkaan ayaa markii uu diiday in uu haweeneyda salaanta ka qaado ayay haweeneydii ka carootay arintaas iyadoo amartay in uusan ka baraatiik ka samayn karin goobta haddii uusan dumarka salaanta ka qaadin.

Sababta uu u diiday in uu salaanta uga qaado haweeneyda ayuu ku sheegay in ay mamnuucayso diintiisa in raggu ay salaamaan dumarka, sida uu qoray wargeyska TTELA. Ninkaan ayaa ku dooday in haddii uu salaanta ka qaado haweeneyda uu ku qasbanyahay in uu isnadiifiyo.

Ka dib markii haweeneydu u sheegtay in uusan ka shaqeyn karin goobta haddii uusan dumarka ka qaadan salaanta ayuu ninkaan diiday arintaas isagoo dacwad u gudbiyay xeer ilaaliyaha cunsuriyada (Diskrimineringsombudsmannen-DO) balse inta aysan arintu gaarin DO ayaa kamuunka Trollhättan waxay go’aansadeen in arinta si hoose ku dhameeyaan iyadoo ninkaan la siiyay 30,000kr isla markaana haweeneyda digniin la siiyay.

Kamuunka ayaa sheegay in ninkaan maadaama uu ku dooday diintiisa dartiis in uusan u salaami karin haweenka uu xaq u leeyahay magdhow, waxay sidoo kale sheegeen in aysan doonayn in DO arinta ay go’aan ka gaadho taasoo keeni karta maxkamad iyo qarash badan.

Dhinaca kale mid ka mid ah dadka turjumaanada ka ah kamuunka Trollhättan oo lagu magacaabo Yassin ¬Hassan ayaa wargeyska u sheegay in ninkaan uu yahay mid si xagjirnimo ah sharciga u fasirtay.

Waxa uu sheegay in aysan quraanka ku cadeyn in aysan ragga iyo dumarku gacanta isgalin karin isla markaana ay quraanka ku cadahay in uu qofku shaqeysto. Waxa uu sheegay in haddii qofku uu shaqo doonayo ay lagama maarmaantahay in uu salaamo dadka kale.

isha: Somaliska

Daawo: Muqdisho & Xiliga Habeenka.
Caasimada Online: Muuqaalka maanta waa mid qeybka ah Muuqaaladii dhanka Nabadda & Horumarka iyo dhiira gelinta Bulshada jaceyl Nabadda yaan ugu tala galnay in aad nala daawataan Muuqaalkani oo ah Xiliga Habeenka & Magaalada Caasimadda ah ee Muqdish.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO:

Soomaali fadeexeysay duq magaalo oo si fudud ku taajirtay (YAAB)
Toronto (Caasimada Online) - Muuqaal la tuhunsan yahay inuu muujinayo duqa magaalada Toronto ee dalka Canada oo cabaya xashiish ayay suurta gal tahay in goor dhow loo baahiyo dadweynaha.

Wargeysyada Gawker iyo Toronto Star ayaa billaabay codsi dadweyne oo Online ah, ayaga oo raadinaya lacag ay ku iibsadaan video-ga oo ah 90 il-biriqsi, kaasi oo heystaan Soomaali sheegtay inay ka duubeen Rob Ford, xilli ay daroogo ka iibinayeen.

Dadka Soomaalida ah ee haya video-ga ayaa diiday lacag 200,ooo (Laba boqol oo kun) oo dollar oo makii hore loo gaaray, si ay u iibiyaan.

Duqa magaalada Toronto, Rob Ford, 43 jir

Si kastaba Gawker iyo Toronto Star, ayaa website-yadooda soo dhigay codsi ay dadweynaha kaga dalbanayaan inay ka caawiyaan sidii loo heli video-ga, dabadeedna loogu baahin lahaa shacabka. Waxa ay illaa iyo hadda ururiyeen 74,000 oo dollar.

Ford oo ah 43 jir ayaa beeniyay inuu cabay xashiishad, waxaana uu wararkaas ku sheegay kuwa “doqonnimo”.

Toddobaadkii tagay, waxa uu sheegay inuu yahay dhibanaha olole doorasho oo xeeladeysan iyo inay tani tahay daba digasho kale oo uu ku sameynayo wargeyska Toronto Star.

Ford waxa uu ka tirsan yahay kooxaha muxaafadka ama midigta , halka wargeyska Toronto Star uu u jan jeero dhinaca fikradaha bidix ama Liberals-ka

Si kastaba weriyayaasha waregysyada Star iyo Gawker, ayaa labaduba si kala duwan u sheegay inay indhahooda ku arkeen video-ga.

Dhallinyarada Soomaalida ah ee heysata Video-ga, ayaa si fudud uga taajiraya, ayaga raadinaya lacag ka badan 200,000 oo dollar oo loo gaaray muuqaalka.

Caasimada Online

Xafiiska Wararka Toronto

DAAWO: Gabar SOMALi ah arrin aad looga naxo ka hadleysa ‘Subxanallah’
Caasimada Online: Muuqaalka maanta waa mid aad looga naxo waa arin qof walba oo maqla ama daawada uu ka naxayo waa Gabar Soomaaliyeed oo ka sheekeyneysa fal inta badan dhaca oo ay Soomaalida u taqaano Ilma yar oo adeerkood fara xumeeyay taas oo la macna ah in Adeerka hooyadeed qabay uu fal joogta ah oo fara xumeyn ah uu kula kacaya.

Hadaba Gabar Soomaaliyeed ayaa ka sheekeyneysa sida ay wax u dhaceyn iyo qaabka uu u sameyn jiray fara xumeynta adeerkeed waxeeyna arinkani uga warantay Tv-ga Universal oo uu ka baxay ee nala daawada.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO:

Daawo: Sida arxan darada ah ee Soomaalida loogu galo Sacuudiga.
Caasimada Online: Muuqaalkeena maanta waa mid laga naxo ooaan jaceyl nahay in aan tusino Walaalaha Soomaaliyeed ee hamiga ku haya in ay u tahriibaan Wadanka Sacuudi Carabiya oo Silac iyo Saxariir xoogan ay ku heestaan Soomaalida halkaasi gaaray.

Hadaba Aqristoow daawo Muqaalkani oo ila arag Arxan darada ay Sacuudiyaanka u galayaan Walaalaha Soomaaliyeed ee halkaasi u raadsaday nolal iyo shaqo oo sida qaabka daran oo fowsha xun loo jir dilaya sidaan miyaa Walaalnimada Muslinimada ah.

HALKAAN RIIX OO DAAWO:

Daawo: Horumarka dhan walba leh ee ka soconaya Magaalada Muqdisho.
Caasimada Online: Muuqaalka Maanta waa Video qurux badan oo la isku keen keenay wax yaabihii ugu fiicnaa ee Sanadkaan ka hir galay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Hadaba Aqristowo Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waxaa ka soconaya Horumar dhan walba ah hadii ay ahaan laheyd dhanka dhismooyinka & Dhinaca Amaanka ah inta badan waxaa dib u soo noqonooyo Adeegyada dhan walba ee Magaalada Muqdisho.

HALKAAN RIIS OO DAAWO:

Daawo Video: Weli adiga oo arkaya ma qabsatay ilmahaaga xaaladdan?
Caasimada Online: Jimco Wanaagsan Muuqaalka maanta waa mid ka yaabiyay Caalamka kadib Hooyo cunugeeda uga tagtay Goobta Tariimada ay istaagaan ayadoo hadane si la yaab leh u soo bad baadsatay Cunugeeda.

Inta badan wadamada Yurub Iyo Ameriko waxaa ku soo badanaya Waalidiinta Ciyaalkooda kaga tagaya Goobaha qatarta ah ee Tariimanka Xowliga ku mara soo maraan ayadoo inta badan halis dhimasho ay sabababaan dayacaada lagu sameeyo Ilmaha yar ee wax kala garaneynin.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO:

DAAWO VIDEO: Lamaane habeenkii aqal galkoooda ay biriq ku dhacday.
Caasimada Online: Lamaane habeekii aqal galkooda ay qabsatay arin aad looga naxay kadib markii ay ku dhacday Biriq xoogan oo sababtay in lagu kala cararay halkii arooska ka dhacayay.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:

Video: Muqdisho & muuqaalka maanta
Caasimada Muqdisho: Muuqaalka maanta waa mid qeyb ka ah Muuqaaladeenii dhanka dhiira gelinta Nabadda & Horumarka ee aan idiin soo gudbino ee maanta nala daawo Muuqaal Cusub oo Muqdisho laga soo duubay.

Aqristoow Muuqaalkani waa mid marka aa daawato aad arkeyso dib u dhiska iyo Nabadda ka jirta Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO:

Daawo: Ganacsiga & Amaanka ka jira Magaalada Caasimada ee Muqdisho.
Caasimada Online: Muuqaalka Maanta waa dhanka Horumarka Ganacsiga ka jira Magaalada Muqdisho iyo amaanka ay ku shaqeysanayaan Ganacsatada reer Muqdisho.

Aqristoow ma ogtahay in aadan dareemeynin wax amni daro ah xiliga aad ku gudda jirto ka dukaameysiga Suuqayada Magaalada Muqdisho.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO: