Diinta iyo Aqoonta Subscribe to Diinta iyo Aqoonta
Sirta Kalimada ”Laa Ilaah Illa Allaah” (Mucjisada Qur’aanka Kariimka ah)
Waxaynu ogsoonnahay cibaaradani (لا إله إلا الله), inay tahay kalimadda ugu weyn ee qof uu yiraahda. Waa kalimadda ama oraahda uu nebigeenna suubban (NNKH) inoo sheegey qofkii yiraahda markuu dhimanaya inuu… Read more
Raddin Shubbaha: Dilkii Casmaa Bin Marwaan. (Difaaca Nebiga NNKH)
Qormadani waa taxanaha raddin shubbaha oo aanu ku raddineynay qoraallo uu inoosoo direy yar Soomaaliyeed oo sheeganaya inuu ka baxay diinta Islaamka, waxyaaba badanna oo ay beri ka tahay ku… Read more
RADDIN SHUBBAHA- Nebi Muxammad (NNKH) ma waxaa la oran jirey Quthum? ( Difaaca Suubanaha)
Qormadani waa mid kamid ah silsiladdii taxanaha ahayd ee raddinta shubbahaatka lagu marin habaabiyey umaddeenna caamada ahi ee aanan diinba aqoon mid Islaam iyo mid kale toona, waxayna daba taal… Read more
Haraggu (Maqaarka) Wuu Hadlaa: (Mucjisada Quraanka Kariimka ah)
Maalin waluba waxaa soo ifbaxa cilmi cusub oo lagu gaara ogaanshihiisa tiknooloojiyadan casriga ah, kaasoo hortiis lagu xusay Quraanka 1400 sano kahor. Markastoo xaqiiqa cusub la iktishaafaba jaa’ waxaad xaqiiqadaasi… Read more
RADDIN SHUBAHAT- (Dilkii Khulufa’u Rashidiin & Dagaalkii Jamal).
Qormadani waa mid kamid ah silsiladda taxanaha ee raddinta shubahadka lagu lumiyey umaddeenna caamada ah. Waxaana u sabab ahaa qormooyin dhowr ah iyo suaalo fara badan oo naga soo gaaray… Read more
RADDIN SHUBAHAAT- (Muxuu NEBI MUXAMMED (NNKH) u guursaday Zaynab Bint Jaxshi RC?)
RADDIN SHUBAHAT- (Muxuu Nebi Muxammad (NNKH) u guursaday Zaynab bint Jaxshi)? Qormadani waa silsiladda labaad ee raddinta shubahada umadda caamada ahi lagu marin habaabiyay, waana cashar ku wajahan cid kastoo… Read more
Raddin Shubbaha ah – Muxammad (NNKH) wuu dagaalamay!! (Taxane qoraallo lagu difaacayo Suubanaha)
RADDIN SHUBBAHA (Qoraal ka yimid Murtad Soomaaliyeed) Aqristayaasha qiimaha badanoow!! waxaan arkay arrin aad iiga fajacisay, anigoo kujira sanduuqa warqadaha ee emailkayga, ayaan eegey sanduuqa qashinka, misna waxaan ugu tegey… Read more
Mucjisada tiro ee Suuradda Al Naas (Mucjisooyinka qur’aanka)
Quraanka aynu aqrinna ee Ilaahay inoogusoo dhiibey Nebi Muxammad (NNKH) wuxuu leeyahay mucjisooyin, halkii aayadna waxaa hoos imanaya in kabadan 1000 cilmi ah, sida uu Ilaahay inoo sheegeyna markuu ka… Read more
Mucjiso islaami ah: Nebi Muxammad (NNKH) miyuu socon jiray suuqa?
Nebi Muxammad (NNKH) waa sayidka khalqiga Alle, iyo Nebigii ugu dambeeyay Nebiyada iyo Rususha. Waxaa la siiyey mucjiso aanan lasiinin cid kale (Quraanka), sidoo kale ficilladisii iyo oraahyadiisii ayaa iyana… Read more
Xukunka Salaadaha Jimcaha iyo Ciidda marka ay wada kulmaan!!
Dhamaan umadaha muslimiinta waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda Ciidul Adxa oo ku beegan maanta oo Jimce ah. Maadaama ay ku soo aaday maalin Jimco ah salaada Ciidane waa la dukanaa jimcane… Read more