Diinta iyo Aqoonta Subscribe to Diinta iyo Aqoonta
Da’da 40-aad iyo Mucjisada Qur’aanka (Maxay gaaladu iminka ogaadeen?)
Daraasad British ah ayaa dhawaan iktishaaftay natiijada baxthi cusub oo lagu sameeyay xagga maskaxda. Daraasaddan ayaa lagu sheegey in maskaxdu ay korto illaa uu qofku ka gaadho da’da 40-aad, dabeetana… Read more
Qur’aanka & kala Duwanaashaha Midabbada (Mucjisada Qur’aanka)
Aayada badan oo kowni ah ayaa insaanka soo mara, oo inuu arka uu misna ka dhoohan yahay oo qafla uga sugan yahay. Waxaynu markaa jecelnahay inaanu maanta ka hadalna wixii… Read more
Naxdintii Isaameysay Iyo Safarkii Aakhira (Qiso cajiib ah)
Si kedis ayaa anigoo fuula sariirtayda aan usoo booday, saacadda haddii aan eegay waxay iisheegtay 3:00 waaberiga kudhaw. Malaha xilligaas ayay Muslimiinta Mu’miniinta ahi tukadaan salaadda Fajarka. Waxaan arkay wax… Read more
Sirta raqameed ee Suuradda Alqalam
Suuradda Al Qalam waxay kamid tahay suuradaha ugu soo hor degey Quraanka kariimka, wuxuu Ilaahay ku dhaaranayaa horraanta suuraddaasi Qalinka oo ah waxa ugu horreeyey ee uu abuuray. Suuradda Al… Read more
Sawir Qariib ah iyo raqam mucjiseed yaab badan (Sawir mucjiso ah)
Rabbigii koonkan abuuray ee maamula ee awoodda weyn leh, ayaa mahad iskaleh, innaga dhigey Muslim- Islam, inoosoo direy Muxammad (NNKH) naxariis iyo raxmad ahaan, si uu inoogu duwo tubta toosan… Read more
Muxuu Suubbanuhu (NNKH) inooga reebay ku dhaqashada Eyga Guryaha?
Waxaynu wada ogsoonnahay kulankeenna Muslimiinta in nebi Muxammad (NNNKH) uu ahaa nebigii ugu fadli badnaa ambiyada Ilaahay iyo rusushiisa. Waxaa loosoo diray khalqiga oo idil, iyadoo uu Ilaahay lasoo direy… Read more
CAQLIGA SARE IYO DIFAACA DIINTA! (Sheekada Wadaad Muslim ah oo si xikmadeysan ku islaamiyay Baadari)
Sheekh Caalim ahaa oo la oran jiray (Abuyazid Albasdhami) ayaa maqlay habeen, qaylada kuwa Kirishtan ah oo Kaniisada kadhex qaylinaya, wuuna ugalay, kadibna wuu dhex fariistay, isagoo u malaynaya inayna… Read more
Aragtida Islamka: Guurka khasabka Ah
Diinta Islaamku ma oggola in gabadha lagu khasbo nin aanay rabin ama wiilka lagu qasbo gabadh aanu rabin balse waxaa ay mid kasta u jideysaa xaqa ay u leeyihiin inay… Read more
ZINADA iyo Mucjisada ISLAAMKA !!!
Waddanka Maraykanka ayaa sanad weliba wuxuu ku bixiyaa 250 million dollar ah, wacyi gelinta looga hortagaya cudurka AIDIS-ka kadib markii ay waayeen xal kale oo lagu xakameeyo. Sidaas oo ay… Read more
Daawo Video: Sheikh Umal iyo wixii uu ka yiri maalinka Valentine’s Day.
Caalamka gaalada waxaa maanta oo ah 14-ka February lagu xusayaa maalinta Valentine oo lagu sheego Maalinka Jaceylka, hase yeeshee ah maalinta xuska Saint Valentine oo ahaa wadaad gaaleed noolaa xilligii… Read more












