List/Grid

Caafimaadka Subscribe to Caafimaadka

healthsymbol

Maxaa keena shakiga iyo was waaska badan? (Caafimaad ahaan u baro)

Shakiga badan iyo waswaaska waxaa caafimaad ahaan loo yaqaanaa Obsessive Compulsive Disorder tan oo lagu macneeyo Ciladda Qofka Maskaxda Uga Taagan Oo sidoo kale loo yaqaan: OCD. Ciladda qofka maskaxda… Read more »

healthsymbol

Soonku Waa Dawo Dabiici – W/Q: Dr Elson M. Haas

War bixintaan waxaa Tarjumay oona Tafatiray Dr. Hassan A. Kheyre. Hasanbiday@hotmail.com Bishan ramadaan DR ELSON M. HAAS M.D. waxaa uu soo bandhigay warbixin aad muhiim u ah oo ku saabsan… Read more »

pregnancy

Dhalmada ilmo badan ma halis ayay leedahay? (Aqri Jawaabta Dhaqatirta)

Haweenka dhalay in ka badan 5 caruur ah waxaa caafimaadka loo yaqaannaa “Grand Multipara”. Waxaana qeyb ka mid ah uurreeyda looga dhigay halista ku imaan karta hooyada xillagaa markii ay… Read more »

teremoles

Caruurta ay dhallaan ragga da’da ah maa ka nolol dheer kuwa ay dhalaan dhallinyarada: Cilmi Baaris.

W/Q: Axmed Cali Sheikh www.facebook.com/alaxmed Aabenimada oo dib loo dhigo waxa ay yaboohi kartaa faa’iidooyin dhinaca bad baadada ah, sida ay sheegayaan saynisyahano American ah oo ogadaay in caruurta ay… Read more »

femaleUnlabeled

Sababaha keena minka qalloocan ee dumarka? (Wax badan ka ogow)

80% _ 85% haweenka Minkooda wuxuu  u janjeeraa xaga hore dhanka caloosha (Antiverted) Minka Qalooco waxaa laga wadaa marka uu Minka u janjeero xaga dhabarka (Retroverted) waxaana Minka noocaas ah… Read more »

injir

Hadday Injirta madaxa (Pediculosis) nafta kugu dhibtay aqri qormadan.

 Injirta madaxu waxay badanaa ku dhacdaa carruurta dugsiga, kumana badna carruurta yaryar • Injirta si caadi ah looma arko, laakiin waxaa la arkaa ukunta oo ku dhegan timaha • Kareemka… Read more »

eye

Xifdinta aragaaga (Eye Care)

Waxa muhiim ah baaritaano indhaha ah oo joogto ah, si looga hortago dhaawac aan loo baahnayn oo ka yimaadaa xaalado aan la cilad-sheegin. Waxa muhiim in la cilad-sheego goor hore… Read more »

21728

Daryeelka dhalmada ka hor ee hooyada.

Daryeelka dhalmada ka horreeya waa daryeel caafimaad oo aad heleysid inta aad uurka leedahay. Qorsheyso booqasho dhalmada ka horreysa isla marka ay kula noqoto in aad uur leedahay. Booqashooyinkaan waxay… Read more »

Male_Bed_Wetting_4e9c6afe925c8

Isku-Kaadinta (Bed-Wetting) Caruurta.

# Caruurtu ogaan iskuguma kaadshaan ama isuma-wasakheeyaan # Waxaa lagu qiyaasay in afartiiba mid, caruurta saddex jirka ah iyo lixdiiba mid, caruuurta 5 jirka ahi ay si ku celcelis ah… Read more »

honey and fish

Malabka iyo Malayga Ilmaha masoo ridaan? (Dhaqaatiirta sheegeysa)

Aan ku bilaabo Malabka: marka hore waxay ku xirantahay nooca malabka ee aad isticmaalaysid. Tusaale hadaad ku nooshay wadamada galbeedka inta badan malabka waxaa lagu sameeyaa pasteurization (taas macneheedu waa… Read more »

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.