Caafimaadka Subscribe to Caafimaadka
Siigeysashada iyo caafimaadka qofka!
Siigeysasho ama waxa loo yaqaanno “masturbation” waa in qofku uu biyo iska keeno isagoo ku falaadayo xubnihiisa taranka. Caadeysiga siigeysashada waxay keentaa dhawr dhibaato oo caafimaad darro ah oo ay… Read more
Biyo-baxa deg degga ah ee ragga iyo sida loo daweeyo.
Waa maxay biyo-bax degdeg ah? Biyo-bax degdeg ah ama waxa loo yaqaano caafimaad ahaan “Premature Ejaculation” loona soo gaabiyo “PE” waa xaalad ragga uu ku biyo-baxo muddo labo daqiiqo gudahood… Read more
Ma dhabbaa in qubadu u roon tahay kacsi darrada?
Caafimaad ahaan lama xaqiijin lamana garanayo faaido gooni ah ay leedahay cunidda hilibka ama cabidda subaga qubada. Fikradda ah in ukunta qubada ama hilibkeeda lagu daaweeyo kacsi darrada waa arrin… Read more
Xaqiiqda Daawooyinka Iyo Somalida!
Daawadu waxa ay halis noqotaa ama waxna u tarin bukaanka qaadanaya marar badan, qasabne maahan sida somalida u taqaano inay daawada la dhaafay waqtigeeda oo kaliya (Expired). Daawadu waxay “Fake”… Read more
Maxaa keena Findoobka? (Qooq mise wax kale, ogow xaqiiqda!)
Fianankaan waxa ay ka soo bixi karaan sanka kaliya ama wejiga oo idil, waxayna ka dhashaan qanjirro oogeed oo aad u yaryar oo soo saara dheecaan saliid ah oo maqaarka… Read more
Haddii aad Bidaar leedahay iyo haddii kaleba aqri qormadan (Fadlan)
Caadi ahaan qofka weyn waxaa madaxiisa ku yaalla ilaa iyo 100,000 oo tin dadka badankiisana waxaa ka dhaca inta u dhaxeysa 40 ilaa iyo 120 timood maalin walba. Arintani waa… Read more
CABEEBKA XUBINTA GALMADA !!
Cabeebka badanaa waxaa sababa noole ilma qabato ah oo loo yaqaan candida albikaans. Calaamadaha haweenka lagu arko waxaa ka mid ah danqasho iyo cun-cun gudaha iyo agagaarka xubinta galmada, iyadoo… Read more
Xiriirka ka dhaxeeya burburka qoysaska & kacsi la’aanta!!
Himid la’aanta waxaa loo aaneeyaa burbur qoysas badan taasoo ay sababtay raga oo ay ku adag tahay inay aqbalaan inay ku fashilmeen qancinta marwooyinkooda dhinaca sariirta. Meeshii laga waajihi lahaa… Read more
Maxaa keena Aaryada kasoo baxda xubinta taranka haweenka?
Aaryo ka soo baxda xubinta taranka ee haweenka waa xaalad jirta laguna magacaabo “Flatus Vaginalis ama Vaginal Flatulence”, waxayna ka dhalataa aaryo ku aruurtay xubinta taasoo cadaadis xoog leh ku… Read more
Maxaa sababa Hurdo la’aanta?
Dhibaatooyinka hurdada waxa ka mid ah inay seexashadu dhib kugu ahaato, soo-jeedka oo kugu adag ama hurdo la’aanta. Hurdo la’aanta Hurdo la’aanta (insomnia) waxa ku jira dhibaato kasta oo ah… Read more