List/Grid

Caafimaadka Subscribe to Caafimaadka

dna_structure

Sidee Waalidka iyo Ilmaha ay isaga dhaxlaan Astaamaha (Wax ka ogow)

DHAXLIDDA ASTAAMAHA Qof kasta oo bani’aadmi ahi waxa uu ka unkamaa hal unug oo lagu magacaabo (Bu’da bacrimane), taasi oo ka dhalata kolkay is galaan iskuna baaba’aan xawada ninka iyo… Read more »

vitamins

Noocyada Fitamiinada iyo Ilaha kala duwan ee laga heli karo.

Fiitamiinada wuxu jirku ugu baahan yahay si ay uga qayb-qaataan korriimada, waxana jira noocayo badan ay ka mid yihiin vitamin A, C, D, E, K, iyo vitamin B oo ka… Read more »

saliid macsar

Maxaad ka og tahay Faaiidooyinka caafimaad ee saliid macsarada?

Macsarada waa saliid aad u qaali ah lehne faaidooyin caafimaad oo aan la soo koobi karin. Saliid macsarada waxaa la isticmaali jiray kumanaan sano ka hor oo hindida iyo shiineeyska… Read more »

pregnancy

Uuraysiga iyo Madhalaysnimada (1)

Qeybti 1-aad MACLUUMAAD GUUD Mowduuca uuraysiga iyo madhalaysnimadu waa mowduuc aannu is leennahay aad iyo aad buu ahmiyad ugu leeyahay cid kasta oo Soomaali ah oo doonaysa inay guri degto… Read more »

sperm1

Xaaladda marka unugyo laga waayo Shahwada Ragga iyo daweynteeda.

“Azoospermia” waa xaaladda caafimaad ahaan loo yaqaanno markii la waayo wax unugyo xawo “Sperms” lagu arki waayo shahwada markii la tiranayo. “Aspermia” waa xaaladda aysanba jirin wax unugyo sperm. “Oligospermia”… Read more »

healthsymbol

Dhaqaatiir si cilmiyeysan u sharxaya cudurka Maseryrka iyo dawadiisa.

Maseyrka waa xaalad qofku uu dareemo xilliyada qaar laakiin haddii xad dhaaf uu noqdo wuxuu isku badalaaa cudur u baahan in la daaweeyo. Masayrku wuxuu ka koombaa dhowr dareen oo… Read more »

couple

Maxaa keena hami yarida kacsi ee dumarka, sideese loo daweeyaa?

Waa maxay hami yarida haweenka? Dareenka kacsiga ee haweenka waa mid is bad-badalo, inuu kaco ama yaraado waxay badanaa la xiriirtaa xiriirka ka dhaxeeyo iyada iyo lamaanaheeda ama isbadallada waaweyn… Read more »

healthsymbol

Ma taqaan culeeska looga baahan yahay jirkaaga? (Halkan ka ogow)

Cayilka aad ayuu ugu badan wadamada qaniga ah waxaana loo aaneeyaa cunada faraha badan iyo jimicsiga oo yar. Haddii aad si joogta ah u cuntid in ka badan inta jirkaagu… Read more »

Praying adorable muslim woman

Kalaamiidiya: Cudur laga yaabo inaad qabto, balse aadan ogeyn.

Kalaamiidiya Kalaamiidiya waxaa lagu naynaasaa cudurka aamusan maadaama uusan badanaa keenin calaamado uu qofku isku garto. Kalabar raga iyo inta badan dumarka (75%) qaba cudurkan isma oga inay qabaan mana… Read more »

healthsymbol

Siigeysashada iyo caafimaadka qofka!

Siigeysasho ama waxa loo yaqaanno “masturbation” waa in qofku uu biyo iska keeno isagoo ku falaadayo xubnihiisa taranka. Caadeysiga siigeysashada waxay keentaa dhawr dhibaato oo caafimaad darro ah oo ay… Read more »

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.