Caafimaadka Subscribe to Caafimaadka
MAXAA KEENA AF-QURUNKA?
Af-qurunka ama waxa loo yaqaanno “Halitosis” waa xaalad qofku ka soo saarayo afkiisa hawo uraysa, taasoo ka duwan af-urka subaxii lala soo tooso, kaasoo ku baab’a naadiifinta ilkaha. Af-qurunka ma… Read more
Haddaad caruur leedahay iyo haddii kaleba aqri qormadan (fadlan)
Seexinta carruurta qadada ka dib, faa’iido ma u leedahay? Hurdada duhurkii waa la isku waafaqsan yahay in ay faaido u leedahay qof walba oo jiifto ha ahaado caruur ama qof… Read more
Maxaad xaqiiqo ah oo aad ka ogtahay Cudurka Alzheimer (Dhimir Beelid)?
Cudurka Alzheimer waa nooca ugu badan ee caqli suulidda. Caqli suuliddu waxay dhacdaa iyada oo ka dhalata isbeddellada ku yimaada maskaxda ee saameeya awoodda qofku in uu ku fekero oo… Read more
Caafimaadka Galmada: Imisa jeer baad u baahan tahay?
Waxaa mar kasta dhakhaatiirta u yimaada dad doonaya inay kala tashadaan inta jeer ee ay isu galmoon karaan iyadoon wax dhibaato ahi ku imaan caafimaadkooda. Ha yeeshee, lama helayo jawaab… Read more
Dhakhaatiirta oo aad uga walwalsan caafimaadka Soomaalida qurbaha.
Soomaalida ku nool reer galbeedka ayaa waxaa la arkay in markay qurbaha imaanayanaan ay caafimaad qabaan, sanado kadibna ay la soo daristo caafimaad xumo. Dhakhaatiirta ayaa arinkaas ku fasiray qorax… Read more
Xanuunka caadada “Dysmenorrhoea” (Sababaha iyo sida loo daweeyo).
Horudhac Waxay dumarka intooda badan la kulmaan nooc xanuun caado inta ay noloshooda jirto. Erayga caafimaad ahaan loogu isticmaalo waa dysmenorrhoea. Xanuunka uu keeno caadaada dhiigga waxaa laga dareemi karaa… Read more
Cayil iyo Caato midkii aad tahayba, qormadan aqri (Fadlan)
Siyaabaha Miisaankaaga loo maareeyo In aad si xaad dhaaf ah u cayisho waxay halis weyn kuu gelineysaa dhibaatooyin caafimaad sida dhiig kar sare, sonkorow iyo wadne xanuun. Kala doorashooyin caafimaad… Read more
Maxaa keena dhuusada badan?
Dhuusada badan waxa ay sideedaba astaan u tahay oo ay timaadaa marka calooshu ama qofku uu qabo cudurka gaaska, sidaa darteedna aan ka hadalno cudurka gaaska. Gaastiriko waa lurka dhinacyada… Read more
Warbixin: Dagaalada Somalia waxa ay badiyeen dadka waalan.
Saamaynta dagaalladii sokeeye ee Soomaaliya ay yeesheen waxa ka mid ah kororka dadka qaada xanuunka maskaxda ku dhaca. (Halkan ka dhageyso warbixin ku saabsan xaaladda xanuunka dhimirka ee Muqdisho). Dhinaca… Read more
Sidee loo baaraa Dhiigga Dhalmada Ama DNA? (wax ka ogow)
DNA Profiling, DNA Testing, DNA Typing, Genetic Fingerprinting Waa hal baaritaan oo dhawr magac leh. Baaritaankaan aadka u sarreeya oo ay adeegsadaan culumada ku takhasusay climiga dambibaarista (Forensic Scientists) waxaa looga… Read more












