List/Grid

Caafimaadka Subscribe to Caafimaadka

bar barooniga

Maxaa ka jira in barbarooniga u roon yahay cayaarta sariirta?

Barbarooniga waxa uu ka mid yahay khudaarta inta badan dadka ay aadka u jecelyihiin. Gaar ahaan Soomaalida aad bay u isticmaashaa xiliyada ay karsanayaan cunada. balse kuma baraarugsano in wax… Read more »

stages-of-pregnancy

Dhibaatooyinka Uurka u horseedo Hooyada (Pregnancy problems)

Inta aad uurka leedahay, waxa laga yaabaa inaad yeelatid xoogaa ah dhib iyo raaxo-daro hadba marka jirkaagu is beddelo. Isku day talaabooyinkan aasaasiga ah oo la hadal dhakhtarkaaga ama kalkaalisada… Read more »

Fifth-Disease

Maxaad ka taqaan xanuunka la yiraah Jirrada 5-aad (Erythema Infectiosum)

Muxuu yahay jirrada shanaad? Jirrada shanaad waa jirro sahlan oo uu keeno fayras loo yaqaan ‘human parvovirus B19’. Safka jirrada shanaad waxay badi ka dilaacdaa xaanada ilmaha iyo dugsiyada. Waa… Read more »

healthsymbol

Cudurada ku dhaca xubinta taranka dumarka iyo waxa keena?

Waa maxay vaginal diseases? Calaamadaha Calaamadaha la arko marka xubinta taranka haweenka cudur hayo waxaa ka mid ah: Xubinta taranka haweenka oo cuncunta, gubasho xubinta dhexdeeda ah, xanuun iyo dheecaan… Read more »

couple

Maxaa keena rabitaanka Galmo ee ragga iyo dumarka oo yaraada?

(Brod sexual) ama (Erectile dysfunction) Hoosu-dhaca rabitaanka galmada waa xaalad marar badan ka dhacda Rag iyo dumar labadaba, waxana loo aaneeyaa inta badan iney sababto (Psychiatric illness) ama cudurada nafsaaniga… Read more »

aids

Warbixin Naxdin leh: Imisa qof ayaa ku qaada Somaliland HIV/AIDS bil kasta?

Hay’adda la dagaalanka cudurka dilaaga ah ee HIV/AIDS ee maamulka Somaliland (Somaliland National Aids Commission) ayaa shaacisay qiimeyn ay sameysay oo sheegeysa in bil walba 58 qof uu asiibo cudurka… Read more »

Erectile dysfunction, conceptual artwork

MAXAA KEENA CINIINNIMADA?

Halkan ka aqri Waa Maxay Ciniinnimadu Waxaa jira dhowr waxyaalood oo loo aaneeyo inay iyagu sababaan Ciniinnimada ninka iyo carqaladaynta galmada, waana kuwa soo socda:- 1-     Niyadda oon joogin:- Ninka oo xilliga galmada… Read more »

fgm

Gudniinka Fircooniga ah iyo Galmada

Gudniinka gabdhaha oo dadyowga Somaliyeed ku dhaqmaan loona yaqaan Gudniinka Fircooniga ah (Female Genital Mutilation) waa qalliin halis ah oo curyaamiya xubnaha taranka ee haweenka iyada oo la minguuriyo ama… Read more »

aids

Muqdisho: HIV/AIDS oo dawo loo helay

Dr. Yuusuf Suudaani oo mudo 40 sannadood ah ka shaqeenayay isku daweynta dawo dhireedka oo xarun caafimaadna ku leh magalada Muqdisho, ayaa shaaca ka qaaday inuu daaweeyay dad qabay cudurka… Read more »

iui-picture

Maxaad ka taqaan Uur qaadista galmo la’aanta “Artificial Insemination”?

Mar walba abuurka ilmaha Illaah ayaa ku shaqo leh, oo isaga kaliya ayay u gaar tahay, hase yeeshee waxaa halkan uga hadleynaa marxaladda haweeneyda ay ku uur qaadeyso gacanta ama… Read more »

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.