List/Grid

Caafimaadka Subscribe to Caafimaadka

sleep-happy

Haddii aad FARXAD badan tahay iyo haddii kaleba aqri qormadan (Faldan)

Warbixin lagu dabacay warbaahinta caalamiga ah ayaa lagu sheegay in ay jiraan xiriir ka dhaxeeya farxada aadka u tiro badan iyo hurdo yarida. Wargayska ka falooda arimaha bulshada Ee lagu… Read more »

Erectile dysfunction, conceptual artwork

Daweynta dabiiciga ee kacsi la’aanta

Borotiinnada laga helo cuntooyinka ay kamidka yihiin Hilibka cad sida Kalluunka iyo Digaagga iyo weliba Caanaha iyo Farmaajada cadi waxa ay sameeyaan hormoonno kordhiya kacsiga iyo rabitaanka ragga. Fitamiin A… Read more »

Dilaga aamusan

Maxaad ka taqaan dilaaga aamusan?

MAXAAD KA TAQAANNAA CUDURKA DILAAGA AAMUSAN { KILLER SILIENT} Sharaxa Dhiig-Karka: Waddankan Ingriiska (U.K) waxa lagu qiyaasay in uu sedexdii qoba hal qof uu hayo cudurka loo yaqaanno DHIIG-KARKA. Ururka… Read more »

sperm1

Dhibaatooyinka biyo-bax la’aanta ee xilliga galmada!!!

Dhibaatooyinka la xiriira biyo-baxa waxaa ka mid ah: 1- Biyo-bax la’aan (Anejaculation) Waa marka qanjirka prostate-ka iyo marinnaha manida ay soo tuuri waayaan biyaha. Biyo-bax la’aanta runta ah saameyn kuma… Read more »

healthsymbol

Galmada Waqtiga Uurka “Sex During Pregnancy” (Wax ka baro)

Maalmahaan, dadku waxay si ka fudud si kasta oo hore uga hadlaan galmada. Si kasta ha ahaatee, dadku mararka qaarkood way ka weji gabxaan iney ka hadlaan galmada iyo uurka… Read more »

baby in bell

Cudurada halista ah ee dhallaanka kula dhaca umusha (Xog buuxda)

Bismillaah, marka aan ka hadleyno cudurada dhalaanka kula dhaca umusha (Neonatology) kama hadleyno hal jirro, balse waxa aan ka hadleyno waa maado dhameestiran oo laga qoro buugaag waaweyn anagase aan… Read more »

cigrettes

Dhibaatooyinka Caafimaad ee Sigaarka (W/Q: Dr. Axmed Xalaal)‏

Bismillaah, sanadkiiba 5 milyan oo qof ayaa u geeriyoota sigaar cabida, waa qiyaas ku dhisan daraasad ey sameysay WHO, ilaa 25 cudur oo waaweyn ayaa loo aaneeyaa sigaarka, sidoo kale… Read more »

healthsymbol

Caafimaadka Xubnaha Taranka (2)

Halkan ka aqri Caafimaadka Xubnaha Taranka Ragga Xubnaha taranka dumarku waxay u baahan yihiin in loo daryeelo si ka daran kana feejigan kuwa ragga sababta oo ah. Xubnohooda taranka waxaa… Read more »

Maalinta Caalamiga ah ee ka hortaga gudniinka Gabdha oo laga Xusay Holland.

Iyadoo shalay ay ku beegneed Maalinta caalamiga ah ee ka hortaga gudniinka Gabdhaha, ayaa waxaa ,siweyn looga xusay Wadanka Nederland,waxaanaXalaf lagu maamuusayo Arinkaasi ay ka dhacaday Magaalada Laydan ee wadanka… Read more »

healthsymbol

Caafimaadka Xubnaha Taranka (1)

Qofka bani’aadmiga ahi waxa uu isticmaalaa xubnihiisa taranka kolka uu u galmoonayo la qaybsadaha noloshiisa ee uu ka dhex xushay kumanaanka qof ee uu la nool yahay. Haddaba sida maacuunta… Read more »

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.