Author Archives: Webmaster
Wararkii ugu dambeeyay Kismaayo & Kulamo maanta dhacay
Muqdisho (Caasimada Online) Magaalada Kismaayo waxaa maalintii labaad ku sugan wafdi ka socda IGAD kuwaasoo u kuur galaya xaaladda magaalada ka jirta maadama magaalada looga dhawaaqay maamulo iska soo horjeeda…. Read more
Hey’adda nabad-sugida oo beenisay arrin la sheegay in ay ka dambeysay
Muqdisho (Caasimada Online) Hey’adda nabad sugida ayaa maanta oo Sabti ah iska fogeesay hadal shaley ay sheegeen qaar ka mid ah xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya, kaasoo ahaa in hey’adda nabad-sugida ay… Read more
Boosaaso: Maxkamad xukunno ku riday kalluumeysato reer Iran ah
Boosaaso (Caasimada Online) Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee gobalka Bari ayaa sheegaya in maanta halkaas maxkamadi ay xukuntay kalluumeesato reer Iran ah, kuwaasoo lagu qabtay xeebaha Soomaaliya iyaga… Read more
Xasan Sheikh iyo Siilaanyo oo hadallo ku tabarucay bur burinta heshiiskoodii
Nairobi (Caasimada Online) Dhawaan waxaad dalka Turkiga heshiis ku kala saxiixday dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo maamulka Somaliland, heshiiskaas oo ka koobnaa 7-qoddob waxaa ku jiray qoddob sheegaya in labada dhinac… Read more
Wafdi IGAD ee ku sugan Kismaayo oo maanta ku laabanaya Addis Ababa
Kismaayo (Caasimada Online) Waxaa maanta oo Axad ah lagu wadaa in magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia ay dib ugu laabtaan wafdi ka socda IGAD oo maalmahan ku sugnaa… Read more
Wararkii ugu dambeeyay Kismaayo & Kulan Xasasi ah oo hada ka socda
Kismaayo (Caasimada Online) Waxaa weli magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose ka socda kulan u dhexeeya wafdi ka socda IGAD iyo garab ka mid ah maamulka cusub ee looga… Read more
IGAD oo maanta tagaysa Kismaayo iyo Jubbaland oo laga hadlayo
Kismaayo (Caasimada Online) Waxaa maanta oo Sabti ah magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose lagu wadaa in ay gaaraan wafdi ka socda IGAD, kuwaasoo kulamo la qaadan doona shacabka… Read more
DF oo dib ugu yeertay wafdi ay u dirtay Kismaayo, sababo jira awgood
Kismaayo (Caasimada Online) Dowladda Soomaaliya ayaa ku amartay wafdi ay u dirtay Kismaayo in ay dib ugu soo laabtaan magaalada Muqdisho, kaddib markii ay soo baxeen arrimo badan. Wasiirka arrimahaga… Read more
Somaliland oo xirtay soohdimaha ay la wadaagto dhammaan gobalka
Burco (Caasimada Online) Maamulka Somaliland ayaa maanta oo Jimco ah waxa ay ku dhawaaqeen in la xiray dhammaan xuduudaha ay la wadaagaan gobalka, gaar ahaan Puntland, Somalia, Ethiopia iyo Djibouti…. Read more













