Author Archives: News
Daawo Video: Magaalada Muqdisho iyo muuqaalkii ugu dambeeyay
Aqristayaasha Qiimaha Badan ee ku xiran Shabakada Caasimada.com waxaan idiin soo gudbineeynaa Muuqaal Cusub oo hor leh oo ku saabsan Muuqaalka Magaalada Muqdisho kaas oo waayadii ugu dambeeyay dib u… Read more
Daawo Muuqaalkaan Adaa Ilmeeyn Doono. “Alla Dowladnimo Macaanaa”
Aqristayaasha Qiimaha Badan ee ku taxan Shabakada Caasimada.com waxaan maanta idiin soo gudbineeynaa Muuqaal Xiiso badan oo marka aa daawato kaa ilmeeysiin doono. Muuqaalkaan markaad daawato aqristoow waxaan aminsanahay in… Read more
Daawo Video: Horumarka Magaalada Muqdisho. “Muuqaal Indhaha u Roon”
Muuqaalka Maanta waxaan idiin soo gudbineynaa Muuqaal Qurux badan oo laga soo duubay Magaalada Muqdisho kaas oo laga soo diyaariyay Goobo Ganacsi oo qurux badan oo laga furay Magaalada Caasimada… Read more
Shabakada Wararka Balcad.com oo hawada ku soo noqotay Booqo.
Maamulka Shabakada Balcad.com waxuu ku wargelinayaa Aqristayaasha Shabakada Balcad.com in hawada mar kale ay dib ugu soo noqotay Shabakadaasi kadib Cilado heestay iyo Server cusub ay u guuraysay kadib. Hadaba… Read more
Daawo Video-gan: Halista Kaamirada Qarsoon ee Sanadka Cusub 2013.
Muuqaalka Maanta waxaa idiin soo gudbineynaa Kaamirada Qarsoon ee ugu halista badan sanadka cusub 2013 kaas oo aduunka ka yaabsaday Barnaamij kooban oolaga diyaariyay. Hadaba Aqristoow Daawo Muuqaalkaan adaa yaabi… Read more
Daawo: Goormaa kuugu dambeeysay Quruxda Dhaqankeena & Miyiga.
Jimco Wanaagsan Saaxiibada Caasimada.com meel kasta aad joogtaan Muuqaalka maanta aan idiin soo gudbineeyno waa muuqaal qiimo badan oo ka hadlaya qiimaha uu lee yahay dhaqankeena wacan. Hadaba Aqristoow Muuqaalkani… Read more
Daawo Video-gan: Waa Fariin Culus & Duco ay Diyaraan Fanaaniin Caan ah.
Muuqaalka Maanta ee aan idiin soo gudbineeyna waa mid marka aad daawato kaa ilmeeysiinaya sababta aan sidaa u irina waa Fanaaniinti Dalka Soomaaliyeed ugu caansanaa oo Fariin Culus iyo Duco… Read more
Daawo Video-gan: Arin ay Waa hore ugu dambeeysay Shacabka Muqdisho oo mar kale dib loo arkay.
Aqristoow nala wadaag Muuqaalka aan idiin soo xuleeyno Maanta waa muuqaal ku saabsan dhaqanka ciyaaraha hidaheena iyo dhaqanka oo waayadaan dambe dalka laga waayay oo dib u soo noqday. Hadaba… Read more
Daawo Muuqaal ka hadlaya Wax Qabadka Dowlada Turkiga ee Somalia.
Dowlada aanu walaalaha nahay ee Turkiga howlaha aya ka wado Wadanka Somalia ma’ahan wax la iska indha tiri karo whyo waxeey garab istaagtay Walaalahooda Soomaaliyeed oo hiil iyo hooba la… Read more
Amin Arts oo Sawir cajiib ka sameeyay Madaxweyne Xasan Sheekh.
Farshaxantiistaha Weyna Amisom Artd ayaa sawir cajiib ah ka sameeyay Booqashada Madaxweyne Hassan Sheekh uu ku tagay Magaalada Blue Nile ee Dalka Sudan. Sawirkani ayaa waxuu ka hadlaya Madaxweyne Hassan Sheekh… Read more












