List/Grid

Author Archives: Editor

o

Al-Shabaab oo reer Gal-Gaduud ka riddey ishii kaliya oo ay lahaayeen

WAR HADDA AH – Ka dib xiriiro xagga isgaarsiinta ah oo aan hadda la samaynay dad deegaanka ah oo magacyadooda ka gaabsaday sababo dhinaca amaanka Al Shabaab ayaa Al baabada… Read more »

tahriibe-yaal1

Soomaali fal tahriibin ah qiratay oo xukunkii ugu xumaa lagu riday

ROMA, Italy – Maxkamad ku taalo dalka Talyaaniga ayaa xukun xarig oo min 8-sano ah ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed oo lagu eedeeyay inay galeen dambiyo kala duwan. Xukunkaan oo ka… Read more »

burcad-badeed-300x22611

Ma dhab baa in weeraradii burcad-badeeda Somalia wiiqmeen ?

Caasimadda Online – Daraasad ay soo saartay hey’ada IPSOS-Synovate oo laga leeyahay dalka Kenya ayaa waxa lagu sheegay in howlgalka la dagaalanka burcad badeeda Somalia la dhihi in iminka lagu… Read more »

migrants may 2013

83 qof oo Somali ah oo khatartii ugu xumeyd laga samata bixiyey (Aqri)

Caasimadda Online (Malta) - Waxaan weli fari ka qodneyn firxadka dhallinteena Soomaaliyeed ay kagasoo hayaamayaan gayigeena Somalia ee dhibaatada dhex ceegaaga tan iyo Sagaashameeyadii, waxaana aalaaba dhacda in dhallinyaro badan oo… Read more »

ANNADIF

Modowga Afrika oo dalab lala yaabay hor dhigay qurba joogta Somaliyeed

Caasimadda Online – Wakiilka  gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Mahamed Saleh Annadif ayaa ugu baaqay qurba-joogta Soomaalida inay ka qeyb-qaataan dib-u-dhiska dalkooda, xilli uu hadal ka jeedinayay… Read more »

Cabaas-Guuleed_Bisha Cas

Somali taariikh cusub u dhigay Africa

Caasimadda Online – Aqoontu waa muhiim mustaqbal u ah qofka wax barta iyo bulshadiisa intaba, iyadoo marka laga tago burburkii dalka ee meesha ka saaray hawlihii waxbarashada ay wali jiraan… Read more »

Johannesburg

Soomaalida ayaa hormariyay K/A

JOHANNESBURG, South Africa – Duqa magaalada Johannesburg oo ka mid ah magaalooyinka ugu waaweyn Afrika ayaa amaanay Soomaalida ku nool magaaladaasi iyo wax soo saarkood. Tau Parks oo shalay ka… Read more »

Daadad Culus

UN : 7-qof ayaa Somalia ku dhimatay, 50 kun ayaa ku…

Caasimadda Online - Sida lasoo weriyey dhowr cisho uun kadib markii golaha wasiirada ku dhawaaqeen dib usoo nooleynta gudigii ka hortaga masiibooyinka qaranka ayaa waxaa uu dalka wajahayaa masiibooyin dabiici ah,… Read more »

Ajaanib_Xamar_Tarxiil

924 qof oo ajaanib ah oo Somalia laga Tarxiilayo ! (DF ayaa fulineysa)

MOGADISHU, Somalia – Sida ku cad war-murtiyeedka kulankii maanta ee golaha wasiiradda Somalia ayaa lagu xaqiijiyey tirada rasmiga ah ee ajaaniibta sida sharci darada ku jooga dalka ee la sheegey… Read more »

Baydhabo

Ciidamada DF oo falkii ugu naxdinta badnaa u geystay Hooyo Uur leh

BAYDHABO, Somalia - Iyadoo la dagaalanka ama ka hortagga Kufsiga uu qeyb ka ahaa ajendayaashii lagu gorfeeyey Shirkii 7 May ee London, ayaa waxaa maanta markale gudaha dalka ka dhacay fal-kufsi… Read more »

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.