Author Archives: Alaxmed
KASHIFAAD: DF oo shirkad ajnabi ah la gashay heshiis dhuun qaban doona shacabka Soomaaliyeed (Dhageyso)
Wargayska Financial Times ayaa qoray in Shirkad la yiraahdo DVK oo xarunteedu tahay dalka Britain ay heshiis maalgashi ah la gaartay Dowladda Federaalka Somalia. Qandaraaska Shirkada Heshay, ayaa dhigaya in… Read more
Daawo: Gaas & Amin Arts oo ayaga oo wada jooga si sarbeeb isu weeraray
Dalka Holland, ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad lagu xusayay sanad guuradii 15-aad ee kasoo wareegtay aas aaskay hay’adda HIRDA. Dadkii munsaabaddaas ka qeyb galay, waxaa ka mid ahaa ra’iisul wasaarihii… Read more
Soomaali lacag badan ku helay gabar madaxdiisa ah oo uu salaami diidey
Kamuunka ama magaalada Trollhättan ee dalka Sweden, ayaa go’aamiyay in lacag gaareysa 30.000kr la siiyo nin Soomaali ah oo diiday in uu salaan ka qaado madaxa shaqada ee qeybta isdhexgalka…. Read more
Hambalyo: Weriye Maxamed Xaaji iyo Raxma Maxamed Cabdi
Maalinimadii shalay taariikhdu ku beegnayd 15-ka May waxay magaalada Nairobi gabari ugu dhalatay tifaftiraha GoolFM.net Maxamed Xaaji Xuseen Raage & xabiibtiisa Raxma Maxamed Cabdi (Cuyuuni Qalbi) gabadhaas oo loo bixiyay magac qaali ah… Read more
Dhageyso: Warbixin gaar ah: Muranka ka taagan hawada Dalka Somalia.
Tan iyo markii todobaadkii tagay ay Dawladda Federaalka ah ay shaaca ka qaadday in Qaramada Midoobay ogolaatay in lagu soo wareejiyo maamulka hawada Somalia, ayaa waxaa jira doodo la xidhiidha… Read more
Madaxweyne Xasan oo IGAD ka diiday qorshe ku wajahnaa Axmed Madoobe
Muqdisho (Caasimada Online) - Kulan maalmo ka hor ka dhacay magaalada Muqdisho kaasi oo ay isugu yimaadeen wafdigii ka socday IGAD iyo Madaxweyne Xasan, ayaa intiisa badana waxa uu ku soo… Read more
Muqdisho: R/W SAACID dartiis oo loo soo banaan baxay + Sawirro
Boqolaal dadweyne ah ayaa maanta 21 May,2013 magaalada Muqdisho iskugu soo baxay kuwaasi oo taageersana xukuumadda RW Saacid kana soo horjeeday mooshin dhowaan xildhibaano ay ka geeyeen Barlamanka DF Somalia…. Read more
DF oo sameysay ballan qaad weyn oo ku wajahan murannada Kismaayo
Muqdisho (Caasimada Online) - Dowladda Somalia ayaa sameysay ballan qaad weyn oo ku wajahan xaalka Kismaayo, ayada oo sheegtay inaysan marnaba awood ciidan u adeegsan doonin muranada halkaas ka jira, taa… Read more
Qoraal uu Yusuf Garaad ka diyaariyay Su’aalo UK ka jawaabtey oo quseeya Somalia, S/land, Puntland & Kismaayo
Su’aalo ku saabsan Soomaaliya, Somaliland iyo UK. Jawaabaha Wasiirka Afrika ee UK, Mark Simmonds MP Wasiirka Afrika ee Xafiiska Arrimaha Dibadda ee dowladda Britain, Mark Simmonds, ayaa galabta si toosa uga… Read more
Kismaayo oo laga hadal hayo xarunta Barre Hiiraale oo lagu arkay….!
Hadal heeynta ugu badan Shacabka magaalada Kismaayo ayaa noqotay mid ka mid ah Madaxwaynayaasha Maamul-goboleedka Jubbaland State oo xarumihiisa lagu arkay Madaaficda goobta ee inta badan ay ku dagaalamaan kooxaha… Read more












