Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somalia Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafti la socda oo socdaal ku jooga magaalada London ee xarunta dalka UK, ayaa xalay ka qeyb galay xaflad ay u sameeyeen shacabka Soomaaliyeed ee dalka UK.
Haddaba waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa qaar ka mid ah sawirradii laga soo qaaday munaasabaddii halkaasi ka dhacday oo kumanaan qof oo Soomaali ah ay ka qeyb galeen.
Daawo Sawirrada





















You must log in to post a comment.