Comments on: ALLA RAJIIMYADU ISU RAAD EKAA!

By: nadiya
I am so pleased with the response “against” the writer, there is 40 behind but that is age is he who has 40 years ‘few’ learned

mjprince, wat ben je dom , en rasistisch.

een mond is een heel gevaarlijk wapen

Denk toch eens na voordat je wat zegt , of schrijft.

By: lii
ISLAAM JAAN

subhanalaah caasimada.com qof walbaa wuxuu rabaa oo islaamka wax looga dhimaayo hadaad tiraahdaan qoraaga ayey u gaar tahay caqli maahan .

ninkaan diinta islaamka iyo culimada duraya ee ku hadlay afkii gaalada ee caqligiisa la filyahay tv oo kaliya plz ha soo gudbinin plz

dadka kale shaqo kuma lihin laakiin ISLAAM JAAN PLZ STOP

By: badra
waad ku mahadsan tahay qoraalkaaga waana fahmay dhamaantee maxamed cabdule xasan ilaa siyaad bare ilaa hogaamiyo kooxeedyadii soomali bey xasuuqayeen waxa ay qabeena waxa ay bi.iyeen baa kaweynaa hadaad guri dhisto deetana dumisaa mawax baad qabatay mise zero ayaad taagantahay kooxahaasi waa wabi bacaad ku dhamaaday iyo xoog doofaar lagu raacay waxba kama soo baxaan

waxaan filayaa qoraagu qabiil uma jeedin uma jeedin in uu cid gaara iftiimiyo e dhacdo lasoo maray buu sheegay ujeedkiisuna waxa uu ahaaIN AAN LA AAMININ KU DIINTA KU QARAABTA EE LA JOOJIYAANA BANAAN CAADADU UTAHAY MACNAHA IN AAN WADAAD XIL UMADED LO DHIIBIN ILEYN CUQDAD BUU QABAAYE WUUNA KU SAXAN YAHAY WELIGEEY MAAN ARAG WADAAD AAN QALAFSANEYN ILEYN DIINTABA SIFIICAN UMA BARTAANE

By: Mukaram Kaafi
Waxaan weydiinayaa qoraagaa muxuu ula jeeda ereyga (aragti ISLAAN JAANKA wadata ) islaamkeena hadiii uu wax jaan yahay adiga diintaadu waa maxay qof waliba wax ka sheeg adiga ayaa ku danbaabaya lkn makaa ogolaanayno inaad wax ka sheegto diinteena ra’yigaagu waa xunyahaye

By: Xalaali
Kan la baxay MJprince waa nin hurda! war hanti lakala heysto waxaa hadda u hatsta iney reer magaal ku noqonayaan  kuwa aan weligood xamar tegin oo yiraahda gurigeenni waxaa xoog ku deggan kuwa reer hebel ah. Adeer waxaan u maleynayaa adna inaad reer magaalnimo raadinayside cid guri laga heysto waxaa u dambeysay markey maxaakiimtii timid, oo qof kasta oo reer muqdisho ah cidduu doono ha ahaado hantidiisii loo celiyey illaa la waayey qof wax laga haysto. Wax kale sheeg kolleey Qabiili baad tahay, qabiilna god kula gelimaayo ee Alle ka cabso.

By: Shakuul
( 40 jir alle garaadsiiyey hadaa tahay  sidaa umaad hadasheen ninka maqaalkan qorayoow ) ciddaa doontaba soomaali ka ahoowe sayid maxamedna kumaad fududaateen

waanka sarriiganayaa inaan wax sheegsheego walaalayaal ee allaha qabriga u nuuriyo isaga iyo intii la jaadka aheyde xornimo’doonka aheyd Aamiin…

S.M “hadaan waayey calan laynashiro tan iyo nairobi, miyaan waayey naamuus jannaad iyo naxariista eebahay” hala xurmeeyo awyaaloow ee yan lagu fududaanin.

By: dahir
mjprince allaha ku caafiyo waad xanuunsaneysaa intaas kuma dhafayo………wiilka qoraalka diyaariyay sxb waxa dhan waad isku yaacisay aad looma fahmi karo in aad kala qodobeyso ayeey aheed laakiin dhamaan qolooyinka aad sheektay waa rajiim wana runtaa waayo sayid cabdule xasan dadka somaliyeed ayuu gumaadi jiray xoolahoodana wuu ka dhici jiray qabaa iladana gabay ayuu ku caayi jiray intaas kadib dadkiibaa nacay oo garab ayuu ka wayay dani wexey ku qasabtay in uu qaajo u dhinto meel duur ah marka gaalo wuu la dagaalay lakin amudan nafteeda wuu gumaadayay weliba culumo badan oo ka cilmi badan ayuu dilay

By: mjprince
lakin aniga waxan la yaabey maxaad uga hadli weeydey muqdisho hawiye ayaa qabsadey dadkii guryohoogii dhacey,,, hanti xaraan ah baad ku nooshahey markaas ayaad ka hadleysaa rajiim iyo wadaninimo somalinimo.. dont ever talk wadani wax la yiraahdo.. firska haka baxaan dadka guryaha muqdisho bililiqeystey ”then talk.

By: mjprince
SAYID CABDULLE HASSAN HALYEY somaliyeed ayuu ahaa waa ninka kuu diidey in lagu adoonsado maanteyna waxaad ku tilmaamtey rajiim…somali ba tahy waxba kama dhahayo lakin SAYID CABDULE HASSAN WUXUU LAMID YAHEY mahadma gandhi India…nelson mandela soth africa…  sayid cabdulle hassan wa geesi naftiisa wakhtigiisa usoo horey in uu aan somali la guumeysan……  sayid cabdulle wa halyey wuuna ahanaya waligiisa.. somalida magac iyo sharaf buu uga tagey….