List/Grid

Archive: Page 1

IGAD-300x200

Wasiirada arrimaha dibedda IGAD oo war cad ka soo saaray xaalka Kismayo

Addis Ababa (Caasimada Online) Waxaa goordhow magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia ku soo dhammaaday shir ay lahaayeen wasiirada arrimaha dibedda ee dalalka urur goboleedka IGAD. Shirkan ayaa gaar… Read more »

Prof-Maxamed-Cismaan-Jawaarey

Jawaari: Ma aqbali doonno mooshin lagu burinayo qarannimada

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxmed Sheekh Cismaan “Jawaari”, ayaa sheegay inuusan ogolaan doodnin mooshin aan micno ku dhisneyn oo lagu bur buriyo horumarka dalka. Jawaari oo la hadlayay warbaahinta ku hadsha… Read more »

shabab

Britain oo ka qeylisay Al-Shabaab

Sida uu qoray wargeyska The Daily Tellegraph,Xukuumada London ayaa ka digtay Qatarta dhanka amaanka kaga imaaneyso Ururka Al-shabaab ee ka dagaalama dalka Soomaaliya xariirka dhowna la leh Al-Qaa’ida. Dowlada Britain… Read more »

Shariif waxaa looga adkaaday doorashadii 10-ki september

Kooxda Madaxweyne Shariif oo shirar ka dhan ah DF ka wada Muqdisho

Waxaa magaalada Muqdisho maalmihii la soo dhaafay ku laabtay Madax ka tirsan Xisbi Aalla Sheikh ee uu ka mid ahaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheikh Shariif. Siyaaasiyiin Caan ah oo… Read more »

Siilaanyo-Ethiopia

DF: Ethiopia ha joojiso sida dal ula macaamilka maamulka Somaliland

Xukuumada Soomaaliya ayaa ka dalbatay Xukuumada Dalka Itoobiya in ay tageerada ka joojiso ay siiso Maamulka Soomaaliland kadib markii sida la sheegay dowlada Soomaaliya  waraaq qoraal ah u dirtay Xukuumada… Read more »

saacid 10

R/Wasaare Saacid oo arrin lagu farxo ka sheegay magaalada Muqdiho

Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka  ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday arrin farxad leh oo ah in uu kordhay dhaqaalaha dalka  kadib qabsoomidii  shirkii London iyo iskaashiga ay shacbiga Soomaaliyeed u… Read more »

turkey

Howlihii Turkiga ee Muqdisho oo halis ugu jira in la joojiyo (Warbixin)

Muqdisho (Caasimada Online) - Weeraro kala duwan oo ay Shabaab ka fulisay Muqdisho, ayaa ku qasbaya maal-geliyayaasha, ganacsatada yo hay’adaha gar gaarka inay fikrad labaad ka qaataan ballaarinta howlahooda magaalada Muqdisho…. Read more »

Coat_of_arms_of_Somalia

6-da Madaxweyne ee Jubbaland ayaa taageeray doodihii DF Somalia

Kismaayo (Caasimada Online) - Doodda Jubbaland, waxa ay mar walba ahayd; Dowladda Somalia oo leh “Aan hogaanka qabano, si dadka deegaanka oo idil ay uga qeyb galaan maamuka” iyo Kooxda Axmed… Read more »

Fartaag

Dhageyso: Fartaag “Nin Villa Somalia uu madfac ugu soo dhacayo, yuusan waxba u hanqal taagin Kismaayo”

General Cabdullahi Sheikh Ismaacil Fartaag oo ah madaxweyne ku xigeenka Jubbaland, garabka Axmed Madoobe, ayaa wareysi uu kaga hadlay dhismaha maamulka Jubbaland siiyey idaacad ku talla magaalada Muqdisho. Fartaag, ayaa… Read more »

3573172A-8C9E-4077-A3B1-DDC941CEA390_w443_r1_s

Madaxweyne Obama oo qirtay arrimo ay dowladdiisa ka sameysay Somalia

Washington, U.S. (Caasimada Online) Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama oo khubad ka jeedinaayay Jaamacadda Natitonal Defense ee Magaaladan Washington, ayaa ka hadlay arrimo badan. wuxuu ka hadlay xabsiga Guantanamo, adeegsiga diyaaradaha Dronska,… Read more »

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.